Ogeysiis ku wajahan dhamaan Jaaliyadaha Reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisa

6
53

afgoifaAfogi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan Deg Deg ah oo dhici doona maalinta sabtiga taariiqdsuna tahay 7/12/2013 Saacaduna tahay.

10:00 am Mnpls

11:00  am Toronto time

16:00 pm London Time

18:00 pm Muqdisho time

18:00 pm Jiddah time

19:00 Dubai time

Kulanka waxaa diirada lagu saari doonaa dagaalada kasoo cusboonaadey degmada afgooye oo ey isku heystaa dadka deegaanka u dhashey iyo kooxaha xooga ku heysta.
Kulantya waxaa kasoo geli kartaa Qadka telfoonka meel walba oo aad dunida ka joogto telfoonka aad soo tiigsaneysana waa 1-218-548-1429 ka dibna waxaad gelineysaa afarta number si aad uga qeyb qaadato 3238
Hadaba balantu waa sabtida soo socota iyo saacadaha aan kor kusoo xusney.

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. aniga waxaan dhihilahaa marka hore ha kacaanba reer afgooye markaas walaalbadan oo u hiiliyo ayey heleyaan laakiin kuwo waxay leeyihiin digil iyo dama yee la ina eree kuwana walii liyiina,.digil iyo mirifle la ina eree .isku duubma oo hal af lahaada hal maalin yee RRA yee ku koyasee.

  2. waaa idiin salamay walalahay geledi salan kadib hala iska qabto kuwan waa israil waa falashihii itobiya ka yimid ilahay guul hanag siiyo

  3. wax walbo hanagu qadato waa inaan yahuudan iska qabana hadii aan nahay rer afgoye digil iyo mirif hala kalmeyo walalihii geledi

  4. sc, reer afgooye tashada hal cod la imaada isbaarada la idiin dhigtay iska qaada, canshuurta baladkiina aruursada afgoye aa noqon doono kanaal suweys in the future sc.

  5. shir baa la idin qabanaaya sabtiga soo gala shirka fikir fiican oo mideysan la imaada, iska daaya tafraaruqa ee hal meel ka soo jeesta maskaxdiina geliya inaad la dagaalatan yuhuudan idin heysatay 23 sano dhiigeena iyo dheecankeena ayey qabaan.

Comments are closed.