Amiin Caamir oo sawir gacmeed ku muujiyay Gumaadka Ciidamada Dowlada ay ku hayaan reer Afgooye

6
126

Amin_AmirIyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka Ciidamada Dowladu ay u geysanayeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa maanta farshaxan gacmeed kusoo bandhigay dhibta ay reer Afgooye ku hayaan Ciidanka Dowlada Amiin Caamir oo sidoo kalena muujiyay inay dadka deegaanka ka daaleen dhibtan ku dhowaad rubac qarni ku habsatay.

Dhanka kale ayaa waxaa degmada Afgooye ka socda mudaaharaadyo lagu diidan yahay ciidamo ku labisan dhar ciidanka dowlada misna u abaabulan qaab beeleed.

Dhibaatadan ku habsatay reer Afgooye ayaa waxay la kowsatay qabsashadii ciidamada dowlada ay degmada kala wareegeen ciidamada xarakada Shabaab oo xiligoodii Amni iyo Amaan ay ku jireen reer Afgooye.

Guud ahaa mas’uuliyiinta Dowlada oo Madaxweyne Xasan Shiikh u horeeya ayaa marar badan waxay ka dhawaajiyeen inay dhibaatada haysata reer Afgooye ay wax ka qaban doonaan balse taa bedelkeeda madaxweynuhu wuxuu magaalada ku soo daabulay maleeshiyo beeshiisa kasoo jeeda oo uu dharka ciidamada Dowlada uu u soo geliyay kulana soo dardaarmay inay Dilaan,Dhacaan,Kufsadaan guud ahaan reer Afgooye.

nadaaya

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. digil iyo mirifle aawey ma dhamaadeen marka abgaal iyo habirgedir ku dhameynayaan maatadaa afgooye walaaliyaal ilaahay kacabsada ee iskacelya dadkaan dulmigawato waa tumasho waxaan ka badan

  2. walalahena ilahey ha u gargaro dad gabar sinayo xata ma haystan digil iyo mirifle dad ma ahan qashan waye damir malahan

  3. dulmi waa dhamaaday reer afgoyna waa aay iska qaadayaan waxii dhib ku hayaaya ee wax aan w aligeed lamaqlin ayaa ka dhici doona anaga nookalama bahsana hawiye lkn waa aay dhamaatay inta aan dulqaadanay waa dulqadanay lkn dagalaka waxa nagu qasbay waxaa kamid ah in aay u arkaan hawiye in sidii laraba laga yeelan karo maya taas waa dhamaaday intaan soo dhaweyn katrno waa soo dhaweynay lkn ixsaankaan sameynay waxaa uu noqday mid jisaarnimo iyo aflagaada aan kahno hawiye waa dhamatay habargidir abgal dhaman isku mid ayeey nooyihiin insha allaah afgoi waxaa iska lahandoono cidii lahaan jirtay maalin cad ayeeyna ku bihidoontaan

  4. dadnimo malaha baqiilna waa yihiin dhimashana ma ogala, side marka dhibaatada iyo gumeysiga kaga baxayaan.mala socotaain wadamada/gobolada hada maamumulkooda gacanta ku heysta raaxeeysanooyo inay quureen naftooda maalkooda waqtigooda. war qurbo/wadan joogtooy dhimasho meelkasto ayey kugu qaban kartaa taa ilaah baa shaqo ku leh, ee waxaan hadalkeyga u soo jeedinayaa qurbo jootada u fura dhegehiina, maskaxdiina iyo gacantiina. gacmo is dhaafay ayey galadi ku jirtaa, ilkana wadajir ayey wax ku gooyan. waa inoo sabtida tell conference ASWW

  5. Digiloow Ilaahay dhiig ha idiin sahlo. War waxaaba iga yaabiyey dadkaan digil iyo mirifle markii lacag la weydiiyo sedex dabeecad ayey isla markii la yimaadan 1 in aad weyso muuqooda/hadalkooda danbe, 2 in ay la yimaadaan suaal aadan qaadi Karin kana culus tii qabriga nagu sugeysay 3 calaacal hada kahor lacag aalayga qaaday wax lagu qabtay ma,ogi. ilaa iyo hada markin qof geeesi ah oo I dhahayo lacag maala aruurinaa, waa bixinaa bal aan aragno wixii kasoo boxo.

  6. asc kuwaan reer biyamaal waxaan layaabanahay waxay maqleen dad aala kiciyaa oo ladagaal galiyaa horta labadiina haduu hawiye idin nacay oo idin guursanwaayay fool xumadiina iyo qurunka idinka soo haadaaya, haku qaraarinee ordaha guursada reer xamar iyo amxaaro ileen meeshaas ayaad asal kina kasoo jeedaane.markaasaa dhul soomaaliyeed ku kibirteen waxaas anagaa uGu wacan oo idin deenay haday meesha aan kajoogno hada haday daarood joogi lahaayeen isma aadan waasheen mar hore ayay idin baa bi’in lahaayeen ee waxaas waxaa uGu wacan waa anaga oo idin deenay markaas ayaad anaga nagu keen keenteen, war maad joogtiin oo cagaha dhulka dhigtiin.walee waa iga talo.

Comments are closed.