Dhegeyso: Banaanbax maanta ka dhacay deegaanka Numbar 50

2
87

bananbaxBanaanbax dowlada Federaalka Soomaaliya looga dalbanayay sidii haraadiga kooxda shabaab ay uga saari lahayd deegaannada gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka dhacay deegaanka Number 50 ee gobolkaasi.

Isku soo baxani oo ujeedkisu ahaa sidii dadka ku nool deegaanka N50 ee gobolkasi ay taageero ugu muujin lahaayeen dadaalka dowlada ay ku doonayso sidii guud ahaan gobolada dalka looga cirib tiri lahaa kooxaha shabaab.

Qaar ka mid ah odayaashii dhaqanka oo ka qeyb galay isku soo baxani oo uu soo qaban qaabiyaay maamulka deegaanka N50 ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay taareerayaan qorshe kasta oo dowladu ay ku doonayso dib u soo celinta amaanka iyo horumarka dalka.

 

bananbax number 50

 

Halkan h oose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

bananbax number 50 Mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Sh.hose habargidir iyo alshaydhanba halaga xureeyo in sha allah cidamada konfur galbed ayaa ka xureynayaa

Comments are closed.