Wafdi balaaran oo horudhac u ah wafdi lasugayo inuu soo gaaro Baydhabo uuna hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan ‘Jawaari’ayaa maanta gaaray Baydhabo.
Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo ka mid ahaa wafdigan ayaa warbaahinta kula hadlay Baydhabo ayaa sheegay in socdaalkiisa uu hordhac u yahay wafdiga ka socda golaha baarlamaanka ee Baydhabo tagay uuna ka qaybgeli doono shirka Baydhabo ka socda isagoo sidoo kalena u digay dadka raba inay carqaladeeyaan shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album
Daafeet,Com
Maasha,allah soodhawada madaxdeena
masha allah sodhawada xilibanadena sharafta leh waa hormar smli dhan usoohoyatay israca dadka wda dago k/galbeed waa israaca uma somaliyeed mahadsanidiin
Comments are closed.