Nelson Mandela oo ku geeryoodey Magaalada Jahnesberg Ee Dalka Koofur africa.

0
53

nelson mandelaMadaxweynahii Ugu Horeeyay Ee South africa Nelson Mandela ayaa xaley Ku Geeriyooday Gurigiisa Oo Ku Yaala Duleedka Magaalada Jahnesberg Ee Dalka Koofur africa.

Dhimashada Mandela Waxaa warbaahinta u Xaqiijiyay Madaxweynaha Koofur africa Jucob Zuma oo Warbaahinta Kula Hadlay Aqalka Madaxtooyada ee South africa Waxaana uu sheegay in South africa ay u tahay waqti murugo ah oo ay waayeen aabahii shacabka south africa.

Mandella ayaa ahaa 94 sano jir muddooyinkii dambena waa uu xanuunsanayay iyadoo hadda ay tacsi u direen hoggaamiyeyaal badan oo runtii ku amaanay inuu ahaa nin naftiisa u huray in dadka kale ay xor noqdaan.
Daafeet.Com