Daawo:- Wafdigii maanta tegey Magalada Baydhabo iyo sidii loo soo dhaweeyey

6
69

baydhaboWafdi hees sare loo soo abaabuley ayaa maanta tegey magalada baydhabo ayagoo u tegey sidii ey uga qeyb geli lahaan shirka maamulka loogu sameynaayo koonfur galbeed somaliya.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. habir gedir iyo ogaadeen maxay sugayaan markaan in meesha ay xaaraanta ku haystaan laga soo jiidaa dadow waa iga su,aal.ninkii dhoof ku yimidbaa geridu dhibeysaa.

  2. sc. HORTA YAA MASUUL KA AH D&M

    Walaliyaal waa sharaf xumo & war aan loo fiirsan in lagu dacaayedeyo shaqsi dhaxdeena qiimo ku leh sida shariif xasan isbuucaan waxaan arkeyney xataa wajigiisa ayey bedelen wax xun ayey ka dhigaayaan maantana calankii 6 Gobol ayuu wataa shaleyna waxey noo sheegayan inuu rabo 3 gobol inuu dhiso dalaal uu u yahay garguurte hadaba aniga waxaan ahay nin taariiqdiisa yaqaano dhulkiisana yaqaano ma waxaan ku mashquulaa shariifka mise cadowgeyga iima muuqato shariifka & kuwa ka waa ween iney TAAKO DHUL AH GADI KARAAN AMA DHIIBI KARAAN sababtoo ah qadiyadaan weligeeda ma helin GAR YAQAAN GARAB WATO kan ugu soo dhow ayaa ah Jawaarey maanta la joogo laakiin kii wax walba soo afjari lahaa xuquuda D&M SOO DHICIN LAHAA SHIRKIISA BAYDHABO AYAA LOO FADHIYAA shirkaan yaa la imaan karo wax aan aheyn 6 ma jiro sababtoo ah taliyaanigii ilaa hada ayaa ku jirnaa dhib wixii aabaheey iiga sheegey qadiyada D&M WAX HADA SHARIIFKA AMA QOF KALE AFKA U DHIGAN KARO IIMA MUUQATO.
    Taariiqda dib uga laabta jambalka qafiifka ah iska dhaafa xilibaan magaciisa diidey baa noo sheegey warkaas nacas kan soo sheegey & kan soo qorey waa isku mid waa 2 NACASIIN XILIBAAN AAD TAHAY WAXAAD JOOGTAA MEEL LAGU KALA GADANAAYO DHULKA DIGIL IYO MIRIFLE WAAD ARAGTEY WAXA KA JIRA MEESHA SHAQADAADA MA INAAD SOO WACADA NIN DHERAGSAN OO YURUB JOOGA AAD TIRAHDID SHEEKADA WAA SAAS & SAAS HANA SHEEGIN MAGACEYGA OK KII DHEREGSANANA WARKA WUXUU KU BILAABAA XOG HOOSE YAA RABI LABADIINA KEEBAA UDANEEYA QADIYADA WAXEY ILA TAHAY SHAQO AADAN QABAN KARIN AYAAD RABTAAN INAAD QABATAAN SABABTOO AH XILIBAANKII HADUU YIRI I QARI WERIYIHIINA OK UU YIRI MARKA SHAQADOODA MA JOOGAAN TEEDA KALE WERIYAHA MA FAHMAAYO WAXA UU QARINAAYO WAA WIXII UU DADKA KU GUUBAABIN JIREY INEY TAHAY MISE WAXAA KA ROON { XOG HOOSE }INUU KA DHIGO SHEEKADA WARIYAA HURDADA KA KAC.
    KAWARANN GURI LA DHISAAYO HADAAD MAALIN WALBA CANDHUUF AAD KU TUFEYSO DHISMAHA MA JOOGSANAAYO LAAKIIN CANDHUUTAADA WAA LA TIR TIRAYAA.

    TALADA ADAA KU NOOL IYADA KUGUMA NOOLA

  3. Asc Dhulka dadkii unas sheegtay way so jeedan ee dadka raba iney booban ee ku shishiyay an qeyb sano Dhulka Raxweyn waxan leyahy kawantoba dhulka dadka majoritiga ka ah waa la yaqan ilaa 100 sano kahor nin shalay qaxoti nimo kuyimid iyo nin dowladii kaligii taliska ahey ay dajiysay mayelan karto ee Daroodow iyo inta dhulbobka wada hanagu kalifina dhiig cusub oo data iyo dagal sokeye.Waa iga waano

  4. Aniga waxanba la yabanahy aqli xumada axmed madowe DM ma qal beel ayu moday waa asiga yiri qata hal wasir.Dad dhulkoda lagu xukumayo wiliged lama shegin.Ilaa xududa ethipiy ila tan kenya aye dagan yihiin Dm.
    sida Dolow,Luuq,Garbaharey,Bardhere,Saako,jilib,Bu’aleiyo dagmoyin kale iyo tuloyin kamid ah 3 gobol ee uu isku dayayo inu boobo.
    Itaas oo dhan dad dagan kana koban dhowr iyo taban lafod ayu raba asago hal bel kaso jedo inu boobo.Waa arin an soconeyn ee waqtiga ha isaga lumin wilasha ad kilinka kaso kaxeysayna haku leyn mesha ayan kuleyahay Qalbi madowe

  5. habar gedir iyo ogaden waxaa loooga guuulysan kara aniga hala idorto waaaankarbashi lahaaaa koow habr gedr ayaaan ilowsin laha mcga shabla#hoose 2ogden ayann aya dalka o dhan kasari lahaaa

  6. marka hore waa idin salaamey salaan kadib waxan idn sheegayaa in la is ku kal soo naado dadka dega gobalka dadkaasi oo ah dadaka asalka u leh dhulka waa in la helaa dad isku duuban waa in lahelaadad difaaca dhulkaasi ha la iska daayo caay iyo hadal meelba aan saarneen qofkii wax sameenaayo wixii uu sameen lahaa ma sheegto waa uu qarsadaa hadalka aad ku hadleyso ha ahaado mis xikmada wato adoo u fiirsanaayo is abaabulka ma xuma lakiin hadlka ayaa khaldan sida loo qoraayo anaga dhulkeena waa dhacsaneynaa qofkii ku soo xad gubo sidasi ayey ku dhamaatey angoon cidna maga caabin koley qofka isgaa is garanaayo qofka aan kawado anoo magacaabinba siyaasada dhinac ha lga raco hadaladeenan reer magaalimo ha lo ekeeysiiyo aniga sidasi ayaan qabaa walaalyaal

Comments are closed.