Dhegayso..Maamulka Axmed Madoobe oo dowlada Itoobiya u digtay

1
52

jubiGudoomiyaha KM ah ee Maamulka Juba Axmed Madoobe ayaa magacaabay maalin-nimadii shalay shaqsiyaad lagu sheegay inay yihiin wasiirada maamulkiisa xili wali aanan si rasmi ah loogu heshiin arimaha maamul u samaynta gobolka.

Magacaabistan ayaa durbaba keentay in ay dad badan oo deegaanka jubooyinka kasoo jeedo ay qaadaan halka dowlada Itoobiyana ay u yeertay Axmed Madoobe ugana digtay talaabooyinkan cusub ee uu u qaaday dhanka khaldan..

Halkan ka dhegayso warbixin dhab ka hadal ahUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaagadka

1 COMMENT

Comments are closed.