Dhegayso…Madaxa Amniga degmada Afgooye oo sheegay in Amniga Afgooye uu faraha ka baxay

0
51

amnigaGudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Mahdi Axmed Xasan ayaa waxa uu maanta markii ugu horaysay uu ka dhawaajiyay in Amnigii degmada Afgooye ee uu mas’uulka ka ahaa uu faraha ka baxay.

Gudoomiyaha oo maanta Saxaafada waraysi siiyay ayaa waxa uu Amni darada degmada Afgooye uu ku eedeeyey Ciidamada Milatariga Dowlada oo uu sheegay inayan wax amar ah ka qaadan saraakiisha lagu sheego inay hogaamiyaan.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga