—Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya oo bilaabay ka doodista Nidaamka Axsaabta Badan ee dalka
—Wasiirka maaliyada oo ka war bixiyay shir uu kaga soo qaybgalay dalka Biljamka.
—Gudoomiye ku xigeenka Amniga Afgooye Mahdi Axmed Xasan oo sheegay in ciidanka dowlada ay qadyaan ka taagan yihiin.
—Howlgal ciidamada booliiska oo kaawaya Milatariga oo xalay ka dhacay magaalada Bayshabo.
—Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo gaaray Baydhabo
—Xildhibaan Aadan madoobe oo ka khudbadeeyay xarunta uu ka socdo shirka dhamaystirka Maamul goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya
—Ciidamada DF iyo kuwa ahlu Sunna oo dagaal kula wareegeen Birta dheer oo u dhexeysa Degmada Garbahaareey iyo Degmada Buur dhuubo ee G/Gedo.
—Beeraleyda degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa hay’adaha samafalka ka codsaday inay ka caawiyaan Agabka Beeraha
—Wafdi ka socda Q/Midoobay oo maalinimadii shaley Booqasho ku gaaray Degmada Luuq Gobolka Gedo
Halkan ka dhegaysoUnknown Album