Gudoomiyahii hore ee maamulka Dowlada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Shaam Qoryooleey) ayaa waxa uu baaq u jeediyay Shacabka gobolka Shabeelaha hoose guud ahaan inay la dagaalamaan kooxaha burcada ah ee magaca Qabiil iyo kan Dowladeedba ku qaraabanaya isla markaana dhibaateynaaya shacabka.
Gudoomiye Shaam ayaa sidoo kale hoostsa ka xariiqay in kooxahan abaabulan ee dhibaatada ka wada gobolka Shabeelaha hoose ay yihiin kuwo gacan ka helaaya madaxda sare ee dalka waxa uuna sheegay in maalintay noqotaba lala xisaabtami doono kooxahan.
Sidoo kale ayaa gudoomiyuhu waxa uu ku baaqay in la taageero shirka dhamaystirka Maamul goboleedka KoonfurGalbeed ee gogoshiisa ay Baydhabo haatan taalo.
Halkan ka dhegayso Unknown Album
Gudomiye waad ku mahad santahy fikirkaaga salimka ah iyo sida wanagsan ee ad la rabto deegankaga iyo dadkaaga.
Waxana kuleyahay kuso dhowaw Gogosha baydhabo ado kale waa loo bahanyahay Wayo wax baad kuso kordhine Dowlad goboleedka Kofur galbeed
Gudoomiye waa kugu hambalyeynayaa hadalada muqadas ah aad ku dhawaaqdey dadkaan bartey iney xaaraan ku noolaadaab dad dushiisa waa in lagu jihaadaa dadkaan cawaanka ah ee ka yimid gobolada dhexe waa in u loo is taaga qof walbo digil-iyo mmirifle ka soo jeedaa waa in lagu qaadaa dagaalkii hitlar oo kale waa in laga nadiifiyaa dhulkeena digil miyo mirifle ay leedahay u kaca dhulkeena
Aniga waxay ila tahay no baydho
Gudomiye waxan kuleyahay dad
Halkaa kama jiro waxna maqabsan
Karaan xaasid
Gudomiye waxaad kadhalatay beel balaaran laandhee
Ah baydhabo sharaf kuuna ahan somalida dhan
Way kafaantaa ee marka hore waxaa idiin fiicned dad
Wanaagsan lagu faanikaro laakees dad tuugsi badan
Beeshaada waa uceeb
Umushaan cabdiqaadir wadato aryaahee raxweyn 100 sano ayey soomaalida kale ka horeysaa dhuuso adeerow ii dhiib iyo qiyaali baad ku nooshihiin manta waxaa igu balan ah in aan babin dono aderow ii dhiib iyo qiyaali ku noolid kkkkk buufle wey isku dhamaatey wadanka wax soo saarbuu u baahanyahay dadbadan baa raxweyn ka maseyro aadban ula socdaa ilbaxnimadu waa loo dhashaa ee la iskama yeel yeelo ma tacbada buur weeyn waqtigaa ku dhamaadey jeliyaa raxweyn jecliyaaa gobanimo raxweyn mashaa allaah ey tirnee magageen iski tiirsinen .
Gudoomiye wad ku mahadsan tahay sida wanaagsan oo aad ugu hadashey dhabta ka jirta gobolada k/galbeed soomaaliya gaar ahaan gobolka sh-hoose..
Comments are closed.