Dhegeyso:- Qarax aad u weyn oo xaley ka dhacay Degmada Afgooye

1
80

afgoyeWararka kol aan ka helney Degmada Afgooye ee ka tirsan  Gobalka shabeelaha Hoose ayaa shegaya in uu xaley uu Qarax xoogan oo khasaare geeystay uu kadhacay halkaas.

Qaraxan ayaa lala beegsadey qaar ka tirsan ciidanka dowlada ee halkaasi ka howl galyey qaraxan oo ka dhacay xaafada 21-ka Oktoober waxaana ku dhintay hal qof oo ahayd haweeney meesha mareysay iyo qof rag ahaa oo dhaawac soo gaaray.

Si kastaba arintu ha ahaatee degmada afgooye ayaa beryahan waxaa ka soo cusboonaadey dagaalo iyo iska horimaado u dhaxeeya dadka degen deegaanka iyo kooxo labisan dareeska dowlada balse lama garan karo qaraxan cida ka dambeysa maadama eysan jirin cid sheegatey ilaa iyo hada.

 

Degmada Afgooye qarax ka dhacay

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Degmada Afgooye qarax ka dhacay Mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.