Dhegeyso:- Xildhiban Adan Madoobe oo ka hadley shirkaka socda Magalada Baydhaba

3
71

adan2Xildhibaan Shiikh Adan Maxamed Nuur Madoobe oo kamid ah Xildhibanada baarlamaanka Somaliya isagoo ka hadlaya halka uu marayo shirka maamul u sameynta gobolada koonfur galbeed waxaa uu sheegey sheegay in maamulka JUBBA uu yahay mid dhismihiisa dawlada Somaliya lagu qasbay iyo heshiiskii Adis ababa ka dhacay intuba.

Xildhibaanka ayaa intaa ku darey in shirka ka bilaban kol dhow ka furmi doona magalada baydhaba uu filaayo in ey kasoo qeyb galaan dhamaan xubnaha ugu sareeya dowlada eyna dhamaantood ka wada tashan doonan.

 

Adan Madoobe

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Adan Madoobe Mobil

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. war madaxweyne dheh kkkk , lakin nin waxwadi karo aa ku haboon mesha dad badan oo fashil u tagan sida ilaah yiraahdo haka yeelo inshaa allah

  2. Prother horta maanta waxaa lajoogaa
    Xiligii besha garre xil culus qan laheed
    Wax kasta maalin ayey leyihiin hadiikale
    Somaali dibin gumeeysi ama isbaheysiga kirish mirish
    Burbur

Comments are closed.