Afgoi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan dhici doona maalinta sabtiga taariiqdsuna tahay 14/12/2013 Saacaduna tahay.
10:00 am Mnpls
11:00 am Toronto time
16:00 pm London Time
19:00 pm Muqdisho time
19:00 pm Jiddah time
20:00 Dubai time
Kulantya waxaa kasoo geli kartaa Qadka telfoonka meel walba oo aad dunida ka joogto telfoonka aad soo tiigsaneysana waa 1-218-548-1429 ka dibna waxaad gelineysaa afarta number si aad uga qeyb qaadato 3238.
Fiiro:- Gaar Ah:- Bil axsaanak balanta ilaaliya waqtiga yaan dib looga dhicin.
Hadaba balantu waa sabtida soo socota iyo saacadaha aan kor kusoo xusney.
Daafeet.Com