Waxaa inoo suuro gashey in aan wareysi gaar ah la yeelano Prof Maxamed Siyad Togane oo ka mid ah Aqoonyahanada somaliyeed ee ku nool wadankan Canada magalada montreal.
Prof Maxamed Siyad Togane ayaa waxaa uu ka mid yahay aqoonyahanada somaliyeed ee dhab ahaan u fahansan salka dhibaatada dalka somaliya sidoo kalana si aan gabasho laheyn u soo bandhiga dhibaatooyinka qaar ka mid ah beelaha somaliyeed ey ku hayaan belaha kale.
Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan:-
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Prof. Mohamud Siad Togane Mobil
Daafeet.Com
prof-si fiican baad runta ugu sheegtey dhibka ka jira wadankeena laakin umadaan run ma rabto .qabiil bey jecel yihiin iyo qurun.. xasan sh ma noqon mid badbaadin karo umada soomaaliyeed oo ka qaban kara dhibatoyinka mooriyaanta h-gidir ay ka wadaan wadanka,ilaa iyo hada ma soo marin wadanka qof masuul ah oo dhabta ka sheega xaalada jirta..thanks prof..
Comments are closed.