Xildhibaan shariif Xasan sheekh Aadan ayaa beniyeey in uu khilaaf kadhex Taagan yahay isaga iyo Siyaasiyin kasoo jeeda Baay oo Baydhabo ku sugan.
Shariifka oo la hadlayeey Warbaahinta Gudaha ayaa shegay in shirka baydhabo uu qaab wanaagsan ku socdo,isla markasna wax wanaagsana ay kasoo Bixi Donaan.
Balse uu asaga aaminsan yahay in maamul loo sameeyo 3 gobol maadaama sedexda kale horey loo sameeyey maamulkooda.
Shariif xasan
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
warbaahinta k/galbeed waxaan kula talin lahaa,in aysan marnaba soo hadal qaadin caadaqatayaasha noocaan iyo wixii lamid ah sawabtoo ah idinka ayaa buun buuninaya,fadlan waxaan idinka codsaneynayaa,gaar ahaan webkaan daafeet in aaad joojisaan, hadalhaaynta noocaan, maanta sakiin waxba utarimeyso in uu hadalka macaansado sawabtoo ah hadal ayaa katagey ma ahan mid katurjumaya rabitaanka shacabka k/galbeed, ee yuu idin dagin waa khaa’in
Sharif Hassan waa muwadin DM ah waana lala hadli kara wuuna ogyahay in Fixradisa 3 Gobol ayasan Kofur Galbeed ka soconeyniin,3 Gobol waa Qayano Qaran oo DM la rabo in BAY IYO BAKOOL lagu so koboo ileen Shabelada Hoose xasuq dadki degana ayaa ka socdo oo i crimnali di guerra ay wadan waana wax lala ogyahay.Dhel kasto Qurux badan Dhaqsi ay dhamata, Dhulka Alleh ka sokow wuxuu uu uu harayaa UU DHASHTE.
aniga waxaanba dhihi laha ninkaaan waa ninka darood iyo hawiye saf gelin karo halal hadlo ayaan dhihi lahaa oo qofkii la is leeyahay hadal ayuu ka maqlaayaa teeda kale madaxweyne culusow hadalkii shariif xassan ayuu yiri markaan xanaaqwaxba noo tariaayo si aan ujeedadeena ku gaarno in goboladeena la kalaqaadin hala hadlo wabilaahi towfiiq.
Sharifki wuxuu ka soo horjeeeda Shacabka Koofur Galbeed bdankooda sida ay rabaaan.
Ummada oo dhan waa ujeeda, asagana sidaas ayuu u qiranayaa.
Illahey ha tuso in uu dadkiisa raaco.
Illahay ummada haka qabto haduu dhibaato wato.
Aniga waxaan dhihi lahaa shariifka ha laiska qabto
Oo figrada shacabka reer koonfur galbeed oo (6) gobolah halameel mariyo shariifkana waxaan leenahahay haka waantoowo dulmiga
sakiiinow afku hdal looma baxno hdad runshygyaid imow baidoa mide kale o ad ledahy wax khilaaf ah nagama dhaxeyaan haaa qalaaf wujira wayo adaaa lacag damjadiid cuny sxb is ilaaalali aa lugu laqin maxasweynaha koonfurgalbeed mar sheikh aden mosoobe
Comments are closed.