Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii Hore ee Dowlada KMG ahayd ayaa ka hadlay Arimo Badan oo kajira Gudaha Dalka soomaliya.
Sheekh Shariif ayaa ka hadlay Xaalada dalka uu marayo iyo Dagaal Beleedyada ka Curtay qaybo kamid ah Gobalada soomaliya Waxaana uu Sheegay in Cidkasta Ay Haatan Kadaashay Dan Gaar, Loona Baahan yahay In Lays Wada Saamaxo.
Halkan hoose ka daawo