Malaaq Cali Shiino oo ka jawaabey hadal dhawaan kasoo yeerey Xasan Sheekh

2
144

Malaaq shiineAfhayeenka Shirweynaha maamul goboleedka loogu sameynayo gobolada Koonfur galbeed Soomaaliya Malaaq Cali C/raxmaan (Shiine) oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho khadka telefoonka inoogu waramay.

Afhayeen Cali Shiine ayaan ka wareysanay halka uu marayo shirweynaha la rabo in dowlad goboleed loogu sameeyo lixda gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu ka jawaabay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in shirka Baydhabo maamul loogu sameeyo gobolada harsan ee Baay, Shabeelaha Hoose iyo Bakool.

 

Afh malaaq shiine

 

Halkan hooose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

malaaq shiine Mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Sc.
    WARAA KAA SOO YEEREY WENAANTIISANA
    WADA OGNAHAY WADADIDIINA & WAXGARAD
    WIXII WAX FAHMAAYO KA SOO WADA fIIRSADEN
    WELINA WAALIDIINTEYDA WAXEEY RABEEN
    WAXBA KAMA SOO QAADAN WAXNA KAMA
    WEYNIN WAXAAD KU WADAAQEYSIDNA WAA
    WAXEEYGA WAX AAN KU WEYDIIYE MA ANAA
    WAALAN MISE WAX GARADKAAGA WAXAAN
    WADO MOODEY WAAYO WIXII WAX BADAN
    WAALIDIINTEYDA LAGU SOO WAREERIYEY AYAN
    WADO U HELNEY WARAABAHA WARAN BAA
    WAX LOOGALA WAREEGAA WADAADKA WAREREYA
    WAX MA DHAAMO WARANBAA WAX LOOGA QAADA
    WAXAAD WAX BADAN DIIDEY WAAD YEESHEY JUBA
    WAXEYGANA WAA MAYA WAXAA KAA QALDAN
    WAA WIXII KAA HOREYEY WIXII KA QALDAMEY.

    SUBXAANA’ALLAAH ANI WAXEY ILA TAHAY KAN ILAAH AYAA NOO SOO DIREY SABABTOO AH WAAN ARAGNEY WAX WALBO OO AY NAGU SAMEEYEEN LKN WELI MA ARAG TUUGA UGA WEYN CADOWGA D&M OO CADEYNAAYO TUUGNIMADIISA MARKA MAANTA SOO NOOMA CADAAN CADOWGA MEESHUU JOOGO WAA TALO MARKA ALXAMDU LILAAH TIRA AHAAN WAA BADANAHAY DAGAAL HADII LA YIRAAHDO LKN SHEEKADA MA JOOGTO DAGAAL SHARCI & KALA DANBEYNA BAA LAGU QARAABANAYAA OK SHARCIGA WAXAA AAS AAS U AH XURIYADA ANAGA XUR MA NIHIN AAN KA AHEYN JAWAARI OO AMISOM WAADIYEYSO KAN KALENA LACAGTIISA AYUU KU JOOGAA SIYAASIINTEENA SI IISI AH AYAA LOOGU HANDADI KARAA HADANA KARTIDA WEY KU YARTAHAY KULIGOODA LKN DAGAALKAAN WAXAA LAGU LEEYAHAY DASTUURKA AYEY KU QORAN TAHAY MARKA ADIGA SOOMA AHO INAAD FAHANTID DASTUURKA BUTLANDBA DASTUURKA MARKEY KA HADLEYSEY WAXEY TIRI AF MAAYGA MA AHO LUUQAD WAA AF GURI MARKA MEEL DHEER HA AADIN FIIRI BAARDHEERE & LUUQ
    SUBXAAN ALLAAH WAA LABADA MEEL UGU FAC WEYN AAN LEENAHAY AYAA LAGA XUKUMA FIIRI LUUQ WAA MEESHII MAREEXAN KU SOO DEGEY MAANTANA 2DA MAGAALO JAAMCAD AYAA UGU DHISAN LKN DHULKA WAA DADKIISA BEYDHABO AYEY U JIRTAA XUDUUDKA GEDO 60 KLM KA SHEEKEEY ADIGALEY WAX AQLI GALAAYO MA KULA TAHAY WAA MAYA QORI WAX WAA LAGU QAADI WAAYEY QALINKA AAN BAROBEYNO MAXAA U HAREY

    JAWAAREY WALAAL MAANTA UMALEYN MAAYO INUU JIRO QOF D&M AH OO KAAGA XOG OGAAL BADAN DHIBKA HEYSTO D&M HADANA ILAAH AYAA SAREERYEE ADAA UGA SAREYA BULSHADAAN WAQTIGA WA KU SOCODAA ADIGA WAXAAD LEEDAHAY HOOS AYAA LAGA SOO BILABAA ILA KOR TAAS WAXEY U DHIGANTAA MEEL HOO U BAAHAN HADAL WAXBA KAMA TARAAYO MID WAAN KUGU IXTARAMAYA AFKAAGA AYAAD KU SHEEGTEY IN LA WADA DHISAAYO 6 GOBOL LKN WAQTIGA AAD KU DHAWAAQDEY INTA LAGA JOOGO WALAAL XATAA WAXAAD ABAABULI KARTAA XILIBAANADA FIIRI SAACID YAA RIDEY WAA XILIBAANO WAAD HEYSATAA XILIBAANO MOOSHIN KEENI KARO WADA SHAQEYNBA IDINKA DHAXEYSO MARKA ATLIIST NOO SAMEY SHACAB AHAAN HADAL QADIYADEENA KA HADAN SHIRKII BEYDHABO ODIYAASHA HORTOODA AYAAD WAXAAD KU TIRI BEESHA CAALAMKA LA SHEGYO MA DHERA WAA ADOO NAYROBI TAGEY MARKA XATAA SOO JIIDO XILIBANADA SOO JIIDASH XATAA MA AHO WAA WAAJIB SABATOO AH ADAA NA MATELA MARKA TURUBKA HADAAD BAANDHEYSEY NOO QEYBI HADII KALENA KAN KUGU SOO DHOW ILA BAANDHEY DHEH MINA KU SEEXO HOWIYE &DAAROOD ODIYAASHOODA WEY DHAGEYSTAAN MARKA ILMA SHIIQ AAN WADA NAHAY YEY KU SIRIN WAXA NA GALEYBA WAA SHIIQA MARKA DADKA AAD LA FADHIDO WAA CADOWGAADA LKN SHAQAA IDIINKA DHAXEYSO SHAQADANA WAXAAD QABATO AYAAD WAX KU LEEDAHAY
    HADABA JAWAAREY LABA MID AYEY NOQONEE SIDII DHAC DEYBA BEYDHABO MARKAAT TAKTEY HOWIYE WAXAA KA SOO YEEREY INAAN KU AMAANO ADIGA SOO.AALI INTEEDA KALENA KU CAAYSO AMA AYAGA KU AMANAN ANAGA KU CEYNO..

    TALADA ADAA KU NOO IYADA KUGUMA NOOLA

  2. malaaq shiine oo ka soo yeertay shariif sakiin in muwaadhin uu yahay raiyigiisana xur uu u yahay ganacsade lacag leh na u yahay malaaqa in uu la kulmi doono sedexda masuul ugu sareeysa dalka xamaerna u joogo (doo intaa yaale )ma gacantii shariif sakiinbaa soo gaartay ma waxaa soo wa kiishay odeyaalka koonfur galbeed gaar ahaan ku digil iyo mirifle in madaxwaynaha iyo gudomiye barlamanka iyo weliba raizal wasraha taas waa cadaan in is bedel ku yimid ninkaan iyo ninwalbo ku sheega shariif sakiin muwadhin waa dad raba in in ay ayidaan fikrad ah sedex gobol ee heshiiskii dowlad ku sheegta ay u boobtay dhulkii digil iyo kooxda dhul boobka axmed madoobe nin walba ka gaabsada boobka la la damacsanyahay la damacsanyahay la rabo in kahriidad cusub loo sameeysato dhulkeena waa tuug umdaan waxba ka gelin waana loo jeeda waana iska qabaneeynaa shariif sakiin waxa u ahaa ninkii horboodayey dagaaladii kooxdii habar gidir ee maxkamad isku sheegtii dagaaladii ka dhaceen idaale iyo buur iyo baydhabo inta u dhaxeeysa ee dad badan ku dhinteen sakiin waa kaas marwalbo fikirkiisa waa in lala xisaabtamaa odayaasha wax ka qabtaan go’aan adaga laga qaabto xitaa xubin nimada baralmka lagala noqdo aan loo ogalaanin in uu ka mdi noqdo tartamayaasha koonfurgalbeed ee jakada madaxwayne waayo waa ninkaas taarikhdiisa madow ay tahay w

Comments are closed.