Guddoomiye xigeenka degmada Buurhakaba ee gobalka Bay Xuseen Maxamed Maankaalow ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ka sameeyaan deegaankaasi lagu soo qab-qabtay dad rayid ah.
Maankaalow ayaa sheegey inay sii wadi doonaan howlgallada lagu baacsanayo askarta burcadda ah ee isla dowladda ka tirsan kuwaasoo dadka safarka iyo darawallada ku dhibaateeya halkaasi.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com