Daawo…Ciidamo cusub oo ku soo biiray Qaybta 60aad.

0
57

YAOOWTaliyaha qaybta Lixdanaad ee Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed Gen.Ibraahin Yarow ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay Ciidankan Cusub ee ku soo biiray Xooga dalka iyo weliba Mushaharsiinta ciidanka.