Kulan aad u balaaran oo ay ka qayb galeen qaybaha kala gedisan ee bulshada iyo Maamulada degmooyinka Awdheegle iyo Marko ayaa waxa uu ka furmay magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose.
kulankan oo ahaa kii ugu horeeyay ee ay yeeshaan dhamaan qaybaha kala gedisan ee bulshada ku abtirsata Beelaha Bagadi iyo Biyomaal ee Walaaltinimada iyo Derisnimaduba ay ka dhexeyso ayaa waxaa aad looga wada hadlay arimaha Amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan deegaanada ay labada beel wada degaan ee dhaca inta u dhexeyso degmooyinka Afgooye,Baraawa iyo Qoryooleey.
Kulankan labada beelood ku yeeshay Marko ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo bilihii lasoo dhaafay ay beesha Habargidir dagaalo iyo falal Mooryaan-nimo ay ka dhexwaday deegaanada labadan beelood gaar ahaan deegaanada dhaca inta u dhexeyso Jiida Janaale ilaa No-50.
Halkan ka dhegeyso hadalka gudoomiyaha degmada Marko.Unknown Album
aaway dadkii kale ee gobalka u dhashay mise markii biimaal oo dhamaado eey soo kacayaan ama qab qabsi maa lagu bilaabaana Aaway Galadi Garre Jiido Tunni Hubeer ama shanta caleemoot iyo iyo bah wadaagooda Aan aheeyn 3 sadaxda qabiil oo nabada laga heli layahay oo gobalka kadagi la yahay marka hore galadiyoow kacca ee iska qaada duli minada aat la joogtiin Dulkiina ee u dhinta dhoofkana joojiya,
waxaan layaabanahay begedi iyo biimaalaa barawo dego waa cajiib oo maxaad hawargidir dhulboob ug tilmaameysiin idinkaaba dhulboobtihiin gobolka sh/hoose waxaad rabtiin inaad naga dhaadhicisiin biimaalaa iska leh taasina waa riyo maalin biimaal gobolka qeyb aad uyar ayey kadegtaa marka wexey waxkadegan no/50laaki meel oo biimaal gaar uleeyahay maba jirtaba hadadana indhaha iska rideynina mararka qaarkood waxaad qortaan qoraal aan micno kufadhininn oo ii dheh intaadan wax qorina horta kalabarta gobolka qawiilada dega markaas wax sheega hadii biimaal xoogaa giina idinsiiyena dhul dadkiisa nool malaga xoogikaro ee isqawojiya
Caalamka waxaa ka jira wax la yiraahdo majoorit iyo maynooriti sxb maxamed hadaad wax leedahay meesha yaalo dadka heystey ayaad ka dhacsan laheyd ee fariiso sxb bood boodka dhaaf hadey wax kaa maqnaan lahaayeen waa lagaa arki lahaa dhan siyaasad ama dhan dagaal mida kale gobolka dad buu ka dhaxeeyaa waana ogol nahay balse waa lagu kala badan yahay mida kale caadi iska dhig dad walaalo ayaa nahay indhaha aad hadeer igu arkeyso waxey ku fiicneed inaad habar gidir ku aragyo oo 20 sano ku gumaadeysey ee maahin inaad ficisho ninka gobolka xureerey cuqdadana iska daa walaalahaaga baa nahay wax wada cunisna wey naga dhaxeysaa sidaa la soco
walaalyaal waxaa maqley in bagadi oo san caheyn qabiil lakiin dhulka loo yaqano bagadi. ilaa iyo hada macarkin nin bagadi cah. marka maxaa taariqda been looga sheega. bagadi qabiil macahan ee waa dhulka cayaa layirahdaa
asc waan idin salaamayaa dhamaan dadka ka shaqeeya webkan salaan ka dib kan magiciisa ku sheegay c/qadir aduunka dhankee ayuuw ka joogaa waa nacas qawiil dhan oo jira ayuuw leeyahay waligeey ma arag waa macquul noocaaga oo kale inuuwsan waligiis arkin adigoo kalana maba arko ilaa dadka aad ku soo darsantid ee meeshaad ku jirtid ka soo bax ee waxbarasho raadso si aad jahlioga uga baxdid
qofka markuuw af soomaaliga qori yaqaano ayuuw qawiilada soamaliya kala barkaa ninkan qoraalkiisaba kaad u jeedaan ah soomaliba maahan
Abdulqaadir…Marka hore soo dhowaaw marka labaadna waxaan ku leeyahay “Wax isweydiin maxumee wax isweydaar ayaa daran”
Marka ma filaayo in aadan aqoon Begedi balse waxaa dhici karta in Kitaabka lagaa siiyay Bidix oo si aadan ogeyn wax laguugu shubtay oo hada kuwii wax kuugu shubtay sida Ayaamanka kaa dul hadlaayaan balse Adigu tahay ruux isba dulman oo duulal ay ka dul hadlayaan…Waxaan ku leeyahay Caafimaad ALLAH haku siiyo intaana akhriso.
Begedi dhulkiisa waxaa u caasimad ah Aw-Dheegle waxa uu dhacaa dhulka Begedi oo uu xuduud la leeyahay degmooyinka Afgooye,Marka iyo Qoryooleey oo intuba dadka Begedi Mug iyo Magacba ku leh.
Beelaha Begedi waa Sagaal (Quraawane,Quriile,Bajabal,Basacad,Hubsune,Dheegle,Haamaale,Madoobe iyo Reer Aw-Umur oo Afar ka mid ihi ay aad u degaan degmada Buurhabakaba ee gobolka Baay(Madoobe,Hubsune,Haamaale iyo Dheegle)
Guud ahaan beelaha Sagaalka ah ee reer Begedi waxay si wadajir ah uga tirsan yihiin beelweynta Digileed oo waa dad wada Digil iyo Mirifle ah.
“Begedi baxay iyo Biyomaal dhaan raacay ALLAH hakaa dhigo”Habaar iyo Duco miday ahaataba waa maahmaah inta Afka Soomaaliga ku hadashaa ay wada yaqaanaan weliba iyagoon aqoon labada reer midna.
Begedi waa dad lagu yaqaano ka dhiidhiyista gumaysiga iyo xoriyad-doon-nimo waxaa Tusaale inooga filan taalada ay Talyaaniga u taagteen madaxii Awdheegle ee Bill Slaid oo maalin cad geesi reer Begedi ah ku dilay xafiiskiisa Malable Aw-dheeglana taalo uga taagtay iyo Halyeeyadii aas-aasay HSDM waxay ahaayeen 11 halgamaa 4 Kamid ah ma ogtahay inay reer Begedi ahaayeen mase ogtahay curashadii dowlada Soomaaliya ka dib inay reer Begedi ahaayeen dadkii diiday in Beeraha wax canshuur ah laga qaado ayna sidaasi ku waayeen geesiyaal.
Abdulqadir inaad waxbarataa ka wanaagsan inaad lasoo shirtagto DUULAL ee waxaa ku leeyahay hadii aad rabto inaad Begedi barato akhriso kutubadan soo socda.
1-Al-Islaam wal Masiixiya fi sharq.
2-Buqiyatul aamaal fi taariikh Al-Soomaal.
3-Sabaa’iq Al-Dahabi fii macrifati qabaa’ilul Carab.
Waa sedex aad u muhiim ah kuna caawindoonta Inshaa ALLAAHUNA Duulalka ku haya kaa tumi doonta.
Hadii aad Soomaaliga akhrisana akhri buuga la yiraahdo “Duulaankii Darwiisha” Si gaar ah gabayadii uu Maxamed Cabdule Xasan ka tiriyay dhacdadii BOQNA GOOYE kadibna wax ka eeg diiwaanka Yaasiin Cismaan Kenadiid….
War la’oow wax maqal hadii intan aad ku shaafi noqon weydo isoo weydiiso si gaar ah Tell-keeyga.
Adiga Akhyaartuba waxaan idiin dhaafayaa Taqwada ILLAH iyo iscafin.
Asc Akhiyaarta sharafta leh.
Bro Aw-dheegle waxaan jaclaan lahaa inaad lambarkaaga iigu soo qortid halkaan iina sheegtid Buugaagtaan meesha laga helo waxaan raadinayay in badan adigoo mahadsan
Comments are closed.