Dhegayso…Wararkii Wadajirradio Atlanta.

0
65

wadajiro

 

 

 

—Gudoomiye Jawaari oo hanbalyeeyay gudoomiyaha Baarlamaanka MGS ee Putland.
—Dowlada Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka dalbatay in la taageero ciidamada dowlada si loola dagaalamo Al-Sahbaab.
—Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo u hanbalyeeyahay gudoonka baarlamaanka Puntland ee la doortay.
—Gudiga Doorashooyinka Puntland oo soo bandhigay shuruudaha laga doonayo musharixiinta u tartamaya hogaaminta Puntland.
—Madaxweynihii Maamulka Khaatumo Axmed Karaash oo u tartamaya xilka madaxweyne ku xigeenka puntland.
—Ciidamo Itoobiyaan ah oo fadhi ka samaystay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
—Dagaalo wajiyo kala gedisn leh oo ka dhacay Shabeelaha hoose.
—Halkee ayuu marayaa shirkii Maamul u sameynta Gobolada K/Galbeed ee ka soconayey Magaalada Baydhabo.
—Haweenka Magaalada Luuq oo u istaagey dadaalo nabadeed
—Tuulada Likooley oo ka tirsan degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hergeliyey Ceel nooca loo yaqaan riiga.

Halkan ka dhegayso Warka oo dhanUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga