Kulankii Baydhabo oo gudagalay wajigii sedexaad.

9
95

siidioKulan balaaran oo lagu daahfurayay wajigii sedexaad ee Kulan dhamaystirka iyo turxaan bixinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee koonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka dhacay Xarunta ADC magaalada Baydhabo.

Kulankan oo ahaa mid lagu soo bandhigayay gudiyada maamulka Shirka sii wadi doona howsha inta laga gaarayo dhismaha gudiga doorashada oo howsha kala wareegi doona kuna wareejin doona howsha Madaxweynaha la doorto.

Waxaa kulanka ka hadlay Gudoomiyaha gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosoow,Siyaasiga Maxamed Cali Xaamud,Maxamuud Sayid Aadan iyo qaar ka mid ah Salaadiinta iyo Malaaqyada KoonfurGalbeed.

9 COMMENTS

  1. ilaaa iyo goormee ayuu socanayaa shirkaan waxaa jira dad badan oo shaki ka qaba maamulkan la doonayo in loo sameeyo Koonfurgalbeed aqyaareey warka cadeey mise waa madadaalo shirkaan haddii kale shariif xasan halaga dambeeyo

    • Ma waxaa moodey in bariyo tahay dhisida k/galbeed so.ali riyada ka toosaa wadan kan waxaa is ka leh digil iyo mirifle nin ka yimid itoobiya ka talin maayo iyo mid ka yimid madiina ee taas ogow wiil yahow is waal waalka badan

  2. wallaahi rahanweyn qorsho ood kudagal gashan ayaa laidin dejiyey war sedaxdiina gobol dhista maya maya 6gobolaan leenahay weligey mamaqlin rahanweyna kismaayo iskaleh war sharafta haiska qaadinee dhulkiina 3diina gobol nadaam usameysta riyadana kabaxa kuwa gurbaanka idintumayana oo kayimid gedo iyo jubooyinka walaahi dagaaley idingelin rawaan dagaalna 5madaxweyne sheeganayen ayaa waxka keeni waayey idinkana beri waa idinku qoslaayan ee dantiina kasa ha iska dhigina waxmafahme

  3. koonfurgalbeed guuuuuuuuuuuuuuuuul cadowgiinaha jabo.nagana soo dadjiya madaxweynaha koonfurgalbeed.

  4. Wax walbo waxay kufiican yihiin in sidegan usocdaan marka waadaal lagu doonaayo Iney wax qaldamaan daahidu sidaas ayaa keentey guul ayaan urajeyneynaa caado qaato waajoogaa sidda shariifka viva k.galbeed

  5. waa arin wanaagsan in shirka uu galey wajigii ugu danbeeyey waxaana rajeynayaa inuu ka soo baxo mamul wanaagsan oo loo soman yahay shacabka dega k/galbeed soomaaliya..kuwa dhulbobka ah ayagaa iska tegi doona ..inshallah

  6. keyse iyo maxamed, laba nacas ayaa tihiin marka hore keyse adi kuuma banaana in aad kahadasho wax kusaabsan k/galbeed ileyn magaca aad sidato ma ahan magaca ay dhaqan ahaan uleeyihiin dadka k/galbeed marka afkaaga foosha xun meesha loogu baahan yahay kueedi, ninka layiraahdo maxamed doqon aan waxba arkin ayaa tahay ma adaa uxariijiyey sedax gobol waad ogtahay meelaha ay degaan maad cadeysid maxaad indhaha isutireysaa oo maad kahadashid hadaad hadleyso runta dagaalna maanta cid loogu hanjabaayo ayaan jirin 100ruux ayaa hal qof kelii kadhax bixii kara lama joogo xiligii tiknikada 20ka moryaan lasoo saari jirey, adigana haka soo harin sidaas ayaa noobalan ah.

  7. mahamed ra igaaga ayaad ka hadashey laakiin waxaan kudhihilaa qoonta korso becaues why kismaayo waa magaalo somaliyeed somali kasokoow D.M
    taarikhdeeda kuqorantahay wax maanta wax la iska weydiineyo ma ahan sxb

  8. Omar! Iga raali noqo keyse hacaayin k/galbeed digil iyo mirifle keliya ma degana walaalaha marixaan aaway

Comments are closed.