Dhegeyso:- Kooxo calooshood u shaqeystayaal ah oo isku soo baheystey iney carqaladeen shirka ka socda magalada baydhabo oo loo diidey iney galaan hoolka shirka

6
60

maso geli kartidKooxo calooshood u shaqeystayaal ah  isku baheystey iney carqaladeeyaan shirka ka socda magalada baydhabo ayaa maanta loo diidey iney ka qeyb galaaan howlka shirarka kooxdan ayaa ah kuwa kol dhaweyd ka hadley magalada muqdisho sheegeyna iney ka soo horjeedaan shirka ka socda magalada baydhabo.

Sanweyne Ibraahim Cali oo kamid ah kuwa loo diiday shirkaasi ayaa sheegay inay xitaa aqoonsaneyn gudiga xalay la magacaabay ee doorashada maamul gobolleedka K/galbeed Somaliya.

Si kastaba arintu ha ahaatee kooxdan ayaa ah koox laga soo abaabuley magalada muqdisho loona soo direy magalada baydhabo si ey shirka u hor istaagaan balse waxaa artiaa diidey go,aan cadna ka qaatey ciidanka amisom ee ku sugan halkaasi una didey kooxahaasi iney gudaha u galaan hoolka shirarka ee magalada baydhabo.

 

shirka baydhabo

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

shirka baydhabo mobil

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. hadiiba ay weli noolyihin waxba lama qaban wa dadka d&m ka hormari wayen
    Abaarta ay nimankan sababen waxay naga dishey 1000 qof 45 oday oo khanaaziir ah calaq cabayal ah dadkodana an u turin in ladilo dadkana ay wanag iyo horumar kunoladan waxba dhib ah uma arko

  2. uni hadii ana d/milif sedi gobol mafadaano lih gobol walkayar mafadaano uni xataa beledweyne buuluberde gaalkayo iyo dhinacaas hamar iyo jowharba uni lane amison maay kacodsadane in aynakaalmooyan oo sideed gobo inyaran unu dhisanlehen maybaa amison walaalaa ana iyo maslahadana kasaayan bilaayana midii kooyto iyoobaba noo difaacayan hoolaana noo wada legobol fadaane sedi walmataraaw aw

  3. Habsigana hala dhigo si ay gajada uu arkaan waa tugo dhergana oo la so dirsadey oo qadiyada guracan ee gumeysiga cusub wata.
    Gumeysiga stratejikada uu isticmalo ayaa waxa ka mid aha Divide and Rule, asago ku so adegsanayo kuwa bushadasi igu DACIFSAN.Shekadasina waa leysla fahamey NO MORE.Koxdi 6 Gobol ka hor imato waa Gumeyste uu adegayaae gacan Bir ah ha lagu Qabto Allah ha Qabte Amin.

  4. War xabsiga haladhigo kuwaan isku sheegaaya in ey yihiin mas uuliin waa mas ee ha ladhigo xabsiga waxaaba iiga sii daran midka layiraahdo sanweyne oo dhahaaya dowlada ma oga shirka iwm waryaa sanweynow adiga iyo wxii dabadhilif ah ama laa luush qaatayaal hadaad wax aqrin taqaaniin aqriya dastuurka ku meelgaarka.kabacdi hadla. Waryaa hooy waxaan idin dhihi lahaa umadiina dhinac ka raaca hadii kale isaga aamuse. Waryaa sheekadii hore waa dhamaatey. Midna aan idin xasuusiyo DIINLEY ARIIRAA lIKi DAAHIYEE meesha shirka uu ka socdo ciyaal ma joogaan. Waryaa dowlad ayaad leedihiin war dowlad u isticmaasha lacagihii wadanka lagu dhisi lahaa si qaldan. Dowladaa sheegeysid waxey laaluush siiyaan xildhibaanada waziirada si qofkii mucaarad ah loorido waryaa waxaan ka loo nimankaan u sheegaya putland ma’aragteen waxa ka dhacay 1/8 2014 waxey doorteen madaxweyne cusub ma dowladaad sheegeysid maa lagala tashadey jaawaabtu waa maya waryaa umad kasta ayadaa aayeheeda ka tashata. Mid kalana aan ku xasuusiyo wadanka wuxuj qaatey fedaral. Fedaral micnihiisuna waa xurnimo in aad ku noo laato. Hadii weli gumeysigii kacaanka aad aaminsantabay waan diidney habeen iyo maalin. Hadii aan nahay dhalinyarada D/m. Ra’i waa laga hadli karaa laakiin gumeysi managu qasbi kartiin. Wabillahi towfiiq.

  5. Waa gool u soo hooyatey dadka diga k/galbeed somali waxaa leeyahay hala dadaalo oo gadiyada k/galbeed somali waayo waxaat tihiin indhihii dadka gool gool gool

Comments are closed.