Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa markii ugu horreysay qalab kala duwan ugu deeqday isbitaalka Baydhabo, qalabka ayaa waxaa ka mid ahaa martoorrada dabka dhaliya, raajo iyo qalab kale oo dayactirka matoorrada.
Mas’uuliyiinta Isbitaalka ayaa shirkadda Hormuud ka gudoomay qalabka ay ugu deeqday, waxaana goobjoog ka ahaa wareejinta qalabka madaxa xafiiska shirkadda ee Baydhabo, Sheekh Aadan Xuseen.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com
Maansha Allah Shacab shabakisa awinaya waaye Hormud waa shirkad dad Somaliyeed ay iska leyihiin shaqadi laga rabey iney so call Wasarada Cafimadka Dowlada Qabato ayeey qabteen Qeyr Allah ha siiyo Amin.
Waa war lagu farxo shirkada hormuud waa ku mahad santahay teedi kale waa in eyshirkadaha kale sida xawaaladaha waa in ey ku dayadaan arinta waa howl mar hore looga baahnaa shirkad walba oo uu fadhigeedu yahay baydhabo janaay.hadii hada ey bilaabeena ha sii wadaano. Waxaan ka cod sanayaa maamulka gobolka in uu wax kaqabto arimaha bulshada sida caafimaadka wax barashada biyaha wadooyinka iwm. Wa billahi towfiiq.
Comments are closed.