Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Adan Hosow oo sheegey in shirka uu maraayo qeybtii ugu dambeysey

1
167

hoosoowGudoomiyaha Gobolka Bay cabdi Adan hoosow oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in uu shirka baydhabo marayo meel aad u fiican lana soo gaarey heerkii ugu dambeeyey kol dhowna la filaayo in la dhiso maamul goboleed ka kooban 6 gobol.

Gudoomiyaha ayaa waxaa kaloo uu sheegey in ciidamada dowlada ey sugaan amaanka guud ee magalada baydhabo wax dhibna eysan ka jirin eyna tahay magalada u nabada badan xiligan hada la taagan yahay.

Wareysigiina sidan ayuu u dhacay.

 

Cabdi Adan Hosow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Cabdi Adan Hosow Mobil

 
Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.