Dhegeyso:- Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo sheegey in xiligii Dalaalka uu dhamaadey sameynta maamulkana uu gaba gabo joogo

16
119

Madoobe-NuunowWareysi aad  u xiiso badan oo aan la yeelaney Gudoomiye ku xigeenka hogaannka shirkweynaha maamulka loogu sameynayo koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed isaga oo jooga magalada baydhaba waxaa uu inoo sheegey inhowluhu ey marayaan meelihii ugu dambeeyey gudiyo kala duwana la sameeyey.

Gudoomiyaha kol eynu wax ka weydiiney dadka aan sidaa u badneyn ee aamisan in la sameeyo maamul sedex gobol ah ayaa waxaa uu ku jawaabey in eysan eheyn dad daneynaya dadnta guud ee deegaanka wuxuuna ku sifeyey iney yihiin dad dalaaliin ah rabana iney ku gor gortamaan deegaanada koonfur galbeed.

Wareysigii Mudane Madoobe oo dhan halkan hoose ka dhegeysta.

 

 

Madoobe Nuunow maxamed

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Madoobe Nuunow maxamed Mobil

 

Daafeet,Com

 

16 COMMENTS

  1. walaalyaal salaan kadib waxaa rabaa odey yaasheena sharafta leh waa salaamantihiin waxaa nigo dhax jiro dad laba wajiiile cah ama qaain fadlan hela sirdoon oo qatar ah. suldhaan buoobe wuxuu u shaqeeyaa habargidir waana jaajuuska habargidir

  2. Sc.xiligii dalaalka wuu dhamaadey ok.
    Hadaa nahay D&M .a hadaa garwaaqsaney waligeena inuu nagu dhax jirey dalaal ok shariifka & kuwa ku fikirka ah waa garaney waqtigooda wuu dhamaadey maxaa laga sameynayaa kuwii horey noo dalaaley hadana shirka hor boodaayo uu ka yahay dadka talada ka go, odo ileen doonfaar ma daahiro horaa loo yiri mise sheekada waan soo laabaney hadey taas tahay waan qaadaneynaa lkn kan ku harey ayaa laga dhigaa wax xun anagoo og inuusan awood u laheyn inuu wax wiiqo marka waxaad idinka fahanteen hala fahansiiyo idinkaba hadaad ka laabateen asna wuu ka laabanaa .

    Aniga ma difaacaayo shariifka &inta la fikirka ah lkn denbiga waa looga horeyey gaalka dil gartiisana sii waxaa ka soo yeerey Xaabsade markii shariifka uu yiri 3 aa la dhisaa kuwa kale wa la aqoonsDey wuxuu yiri aniga & ALLAA YARXAM MAXAMED NUUR SHAATI GADUUD cilad farsamo ayaa nagashey lkn qadiyada waan ku mideysnen maxaa kaaga baxay wuxuu sameyeyna waan ka war qabnaa.

    Hadey noqdeen hogaamiyaasheena dalaaliin aan soo qabano kan fakadey sababtoo ah meesha wadaad kuma harin RUNTA RABI BAA NAGU JECEL MARKA TUUGII WEYNAA HALASOO CELIYO ILEEN WADOOYINKA WAAD WADA TAQAANAAN TEEDA KALE HAL DAAQAD AYAAD WAX KASOO WADA QAADATAAN MABA XISHOOTAAN .

    Ku xisaabtama ninka maanta damcey inuu dalaalo 3 gobol aan leenahay kawaran hadii uu ku jeesto ayaga 1 wuu ku qabsanaa ninkii wixiisa damco wax dad kale waxba lama a, ho teedakale maxaa u diideey dulaalada oo dhan iney hal meel kusoo wada jeestaan.

    TALADA ADAA KU NOOL IYADA KUGUMA NOOLA.

  3. digil waxaa lug gooyey waa begedi waxey jaajus u yeheen habargeder. mirifle waxaa lug gooyey waa leysaan waa calolushaqeyste

  4. waa sax suldaan boobe ama suldaanka begedi waa jaajuska ugoweyn habargidir fadlan sii gaar cah halal socdo

  5. DABARE waxa kow ka yahay qaba,ila an ugu jecelahay digil iyo mirifle waayo ayaga markasta waxy hormuud u yihin danta qoomiyadooda cadowna uma jaajusan,,,,,,,,TV aya la isu dhacaya hada DIGIL IYO MIRIFLE markay tv sameysan waayen nin dabare ah kenya degan aya balan qadey inu lacagta nus asaga dhibaayo TV ga marka walalkaas xoolihisa ku bixinaya TV an asaga laheyn ama dadka dhan ka dhaxeeya an u duceyno an ku dayino is dhacebka dhexdeena ah an iska deyno, dad taarikhdeena afkeena iyo jiritankeena diidan an dhulkeena ka dhacsano hadi kale maalin an fogeyn aya laga shaleyn doona

  6. Dabare waa dad qadiad leh waxaan ugu jeclahay siyaasiyiinta D&M Mudane Madoobe nuunoow oo ah nin qadiyada D&M ay aad ugu wayntahay. Waxaan kacodsanayaa in walaalaha kale ay kudayadaan siyaasiyiinta iyo aqoon yahanada Dabare oo istaahilo amaan.

    Waxaan gabdhaha D&M kuboorin lahaa inay guursadaan dhalinyarada Beel Weynta Dabare xitaa haday qabaan 3 naag si caruurtooda ay ugu faanaan berito. waxaan aamin sanahay ineey karti ay kudhaqdaan qabaan, tasoo u wehliso diin.

    Waxaan kusoo gabagabaynayaa walaalkaas dabare oo TV ga balan qaaday inuu nus bixinayo in ilaahay sharaftiisa iyo tan beeshiisa horey u qaado hadaan nahay mirifle na aan kudaysano Dabare

  7. Saafiyeey kasalaami Abaaya.

    Raga digil i mirifle way fiican yihiin dhamaantooda lakiin dabare aad ayaa la iigu amaanay ee aniga iisoo raadi koo qatar ah. waxaan joogaa UK ynuversal TV ayaan kadaawadaa mid suura badan oo quruxloow ah aadna u labisto, asagoo malaysia joogo iyo manasoto kii kasayo wiilkaas emailkay soo siiya waa nii tuugaa dabare inuu yahay ayaa maqlay mana hubo haduu digil ama mirifle yahay bes waayo waloow af qalaq qalaq kuhadlayay caadi ma ahayn. dabare guullesta D&M badbaadiya dalkooda i gabdhahooda

  8. dabare iyo mirifle wey isleyhiin waa dad hal meel wad dega marka digilka ayaa game lola degey marka digilka kale oo degan sh hoose iska qabta nimankan dabaraha iyo miriflah oo dantiib katashada xabad cay nii haayaan majirto ee waxey rabaan in magaca cay nigo batsadaan

  9. sirdoonka dabare iyo mirifle maxay adiga kaaga bahan yihin marka? dabare iyo mirifle dhulkooda xor ayay uyihin xaniinyahooda ku joogan lakin adiga waxa ka wiil ah wiil galgadud ka imid inaad dhimatano ma rabto biyo aya laga iibiyay gabadhaada kufsi maher looga dhigay,,,, nin la leeyahay aya tahay, shabelleda hosena waxa iska leh bimaal waayo ayaga u dhintay oo habar gidir ka ceshaday, adiga geri ma ogolid markasa rabta inad xor noqoto, aniga iyo dabare kuma rabnee aar maanta hal degmo oo shabelle hose ka mid aah wiilashii adiga ku lahaa ee cayr ka cesho hadad rag taahay

  10. asc anaga dhexdeena yaan is Ku aflafadenin meesha dad wada xun malahn dad wada fcn malhn tan kale xilgaan mahn xiligii fakirdaha laysku dhaafsan jiray webka lkn was xiligii sax qabadka iyo jala danbaynta we wllyaal a an osku tashano anaga isku identity ah is fahmayno isku luqud qowmiyad allahna khayraad na siiyay markaa a an isku tasjano maxaa inoo Dan ah dadkeena waad aragtan

  11. QOWMIYADAN GARAB AYAY U BAAHAN TAHAY, WALAALKEEY WAXAAN U SHEEGAYAA IN MIRIFLE IYO DABARE WALAALA YIHIIN SIDA DIGIL IYO MIRIFLE-BA WALAALO U YIHIIN.
    ANIGA WAXAAN AHAY GABAR DM AH HADANA MIRIFLE AH, WAXAAN MARQAATI KA AHAY IN MIRIFLE BADAN ISKU RACEEN IN DABARE LA CIRIB TIRO. MAR HUBEER LADAGAALANTO, GEELIDLE, LUBAAY,YANTAAR IYO WAXII LAMID AH. HASE YESHEE JAWAABTA NOQOTAY” DOOYAA DEGEE DABARII DILEE DOO LEEY MA’AHAA” WAXAAN ARAGNAY KARTIDOODA IYO RAGA NIMADOODA WAANA DIGIL WAA WALAALAHAA KUUMA BAAHNA ILAAHAY AYAA DUL DEEQSI LEH KUMANEESTAY WAANA QADARINAA OO WAYNA DHEX DEGAN YIHIIN WAXAYNA KUDEGAN YIHIIN KARTIDOODA IYO RAGA NIMADOODA EE CEYR ISKA SAARA CAADA QAATE YAALYAHOOW.

    TAN IYO XILIGII SIYAAD BARE DOWLADA QABSADAY WAXAA LAGA JOOGAA 25 SANO DABARE XILI WALBA WAXAY HAYSTEEN WASIIR IYO JAGOOYIN KALE OO MUHIIM AH IISHEEG MAXAA LOOSIYAY? JAWAABTA WAXAAN KARABAA NINKA DIGILKA SHEEGANAYO OO DABRE WAX KASHEEGAYO? WAXAA LOO SIYAY AQOONTOODA DIIMEED IYO MADIYEEDBA. WAXAA LOOSIYAA KARTIDOODA IYO RAGANIMADOODA, WAXAA LOOSIYAA QADIYADOODA. WAXAA LOOSIYAA GEESINIMADOODA, WAXAA LOOSIYAA TAYADOODA.DIGILOOW DABARE AFKAAGA KADAA.

  12. asalamu aleyka.

    Qadra mahadsanta. horta ana dabarii aha lakiin may kiin sheegeey dabara hoo waydiyaasa ana dabarii aha lakiin lanka ada waydiyaasa oo meelkasta kahadalaaw oo dabareega eh anii kiin haaya hoo beesa la isiyaaw.

    Intaas kaftanwu, lankaas may la ereey Dr. Umar Biikole lan DM eed inka faanaayaan u waana iyoona kafaanaayaan. mayroogee minneapolis. hor in waydisooy.
    mahadsanta

  13. Marka in badan baan idin salamaya salan kadib ano ku hadlaya magaca besha dabarre iyo kan ugaaska iyo kan samadoonada iyo kan qurba jogta wad mahadsantihin dhamantiina walalahayga digil iyo mirifle waxan idin shega mah mah oo afka dabarra ah cadowga kii kadanta kejara iyo kii ka dheeryaa oko saliska firisa micnahedu yahay cadowgaga kan hostada ku jira iyo kan ka fog keeba laiska ilaaliya marka an iska firi cadow kan no dhow

  14. Dr: cumar bikole aniga isku melna jogna wa nin dadkisa jecl oo haben iyo malin waxa utaganyahay arimaha digil iyo mirifle waxa uu roba waxa so baratay in uu ugu adego dadkisa wa nin ka ko.gontahay in uu udeego bel weynta digil iyo mirifle hada waxa uu noyahay godomiyaha digil iyo mirifle ee minneapolis wana kumahadsanyahay aniga shakhsi ahanteeda waxan leyahay waxa ad qabatay waa wajib ku sarnaa waa in aad si laba jibarta adon ku dalin waliga inagana har iyo haben wayn ku garabtagnaandona mar labad wad mahad santahay nolow cumar bikole adiga iyo inata danta good ka shaqaysa kan tv balan qadayn waxan leyahay jazakal allaah kheer ina ader ama alnka awki

Comments are closed.