Daawo:- Kulankii Jaaliyada koonfur Galbeed ee North America ey ku yeesheen Canada

1
52

shir 6Kulan aad balaaran ayaa waxaa uu ka dhacay dalka Canada Magalada Toronto kulakaas oo qeyb galeen jaaliyada koonfur galbeed ee ku nool qaarada north america kulanka ayaa waxaa looga hadlayey arimaha ku saabsan dalka gudihiisa iyo beliba sidey wax uga qabsan lahaayeen dalalka ey ku nool yihiin.

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.