Dhegeyso..Maleeshiyada beesha Madaxweynaha oo lagu laayay duleedka Afgooye

8
47

iideeyGudoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdulaahi Cabdi Axmed (IIDEEY)ayaa waxa uu ka warbixiyay dagaal xalay la sheegay inuu duleedka Afgooye ku dhexmaray Maleeshiyo Isbaarooleey ah oo ka soo jeeda beesha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab.

Kooxdan Isbaaroolayda Beesha Wacaysle ee Abgaal ayaa ku dhowaad Sanad waxay si aan naxariis lahayn Gumaad,Dhac iyo Kufsiba ay ku hayeen dadka deegaanka degmada Afgooye iyo Ummadda ku safarta wadada aada Baydhabo.

Dagaalkan dhexmaray Isbaaroolayda Beesha Wacaysle ee xirnayd dharka ciidanka Dowlada iyo kuwa Shabaab ayaa maleeshiyo beeleedkan Isbaaroolayda ahaa waxay ku waayeen 13 iyadoo tiradoodu ahayd 15 ilaa iyo hadana waxaan la ogayn halkii ay ku danbeeyeen labada maleeshiyo ee maqan nolol iyo geeri.

Halkan ka dhegayso hadalka Gudoomiyaha Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

8 COMMENTS

  1. Alshabaab aniga kuma tilmaami kari wa rag rag dhalay oo dhaca iyo boobka qolooyinka shaarka dowladeed wata ay ka geystaan degaano aysan shaqo kulahayn allaha dhameeyo naartana allaha ku guro cid walboo dulmisa umada somaliyed ee masaakinta ah

  2. digil iyo mirifloow dhulkiina u kaca waa inaan saarna dadkan bartey iney dad korkooda ku nooodaan dad korkiisa oo xoolaha waxba dhamin ee cawaanta ah aan dowladnimo rabin kuwaan in la laayo axsan malaha

  3. walaahi aad iyo aad ayasn uga faraxsanaxay dhamaashaxa mooriyaanta dhulboobka ah rabiyow laaay kuwa dadka degaanka dulminaay ilaahow gacantooda ha gooyin kuwi laayi shayaadiinta DM kaca hurdada kakac aawey dadka degaanka

  4. war mooryaanta hala daba galo ooha dhameeyo.digil iyomirifloow dhulkiina iyodadkiina ukaca waa ceeb nin hawiye ah siiba habirgedir iyo abgaal yey soo dhaafin xaduuda koonfurgalbeed uula leeyahay muqdisho ee arbaco rukunninkaa garaneynina garo.

  5. Isbaarooleey way u dhamaatay
    Waxa ku soo kacay xaqii masaakiinta
    ay kagaleen
    dadka reer shabeellada hoose
    gacmaha isqabsada

  6. saadaashiina alaha aqblo jufada madaxweynaha waa qoladii kuwii idin ka xoog badnaa mambaasa geeyay balaayo looma yeerto

  7. mar walba waxaa guusha ku danbeendoona hawiye maxaa yeelay wadankaan oo dhan ayagaa iska leh idinka waxaad tihiin itoobiyaan iyo balaayo aanan lagaraneenin mesha ay ka yimaadeen waana la idin xasuuqaayaa ilaa aad ka tageesaan dhulkii itoobiya.

Comments are closed.