Daawo: Gudiga Maamul u sameynta Koonfur galbeed somaliya oo soo dhaweeyey Dorashii ka dhacdey Puntland

3
45

gudiKal ey isugu yimaadeen gudiga maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa soo dhaweeyey doowarashii dhawaanka dhacdey Puntland ayagoo ugu baaqey in somalida kalana ey ku deysadaan heerka ey ku talaabsadeen maamulka puntland.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Waa run waa in lagu da daysadaa puntland waayo
    waad aragteen dhulkooda oo dhagax ah oo hadana ah barwaaqa annaga haddii aan nahay reer koonfur galbeed waxaa hubaal ah sanad gudihiisa in aan soo saarankarno dhaqaalo lixaad leh inshaa allaah halla taageero maamul goboleedka koonfur galbeed

  2. Anigu waxan qawaa rer jubbland iney ku deysadan rer puntland koonfur galbeedna lagu soo kobo baydhabo bokool iyo shabeelaha hoose lkn 6gobol wa waaliyan qabaa

Comments are closed.