Daawo:- Kulan ey yeesheen Jaaliyada beesha Direed ee ku nool Finland oo ey runta ugu sheegeen Dowlada federalka iyo kooxaha dagaalka jecel

3
49

DirKulan balaaran oo ey isugu yimaadeen beesha direed ayaa waxaa uu ka dhacay Dalka Finland kulankaas ayaa waxaa baaqyo kala duwan iyo digniinba loogu direy Dowlada federalka iyo kooxaha caadeystey dagaalka aan dhamaadka laheyn.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Walaala yaal cidwaliba waxay xaq uleedahay in ay
    katashato aayaheedi danbe maadaama soomaaliya ay noqotay federaal waa in lays ixtiraamaa
    walaala yaal qabyaaladi waxba matarto waxaa wax
    tara soomaali nimo iyo islaan nimo

  2. dadka waa loobahan yahay in ay ayahooda ka tashadaan, beesha direed waa beesha somalia ugu fac wayn oo wadanaka somalia ayaa loogu yimid, waana ugu badan yihiin somalia beelahaan waxay tagaan kenya, jabuuti, ethiopia, iyo dhamaan gobolada somalia

Comments are closed.