—Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la horkeenay mooshin lagu diidan yahay dib ugu soo noqdaan golaha wasiirada cusub ee lagu wado in dhowaan la soo magacaabo.
—Qarax Caawa lala beegsaday ciidamada reer Afrika ee AMISOM
—Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in adeega Internetka Faber optic sitoos ah loo ismaali doono bisha soo socta xili Al-Shabaab ay diideen.
—-Ciidamada dowlada oo maanta howlgalo amaanka lagu sugayay ka sameeyay degmada Xamarwayne.
—Qaramada Midoobay oo ku baaqday inay si nabad ah u dhacdo xilwareejinta madaxtinimo ee Puntland.
—Gudiga Maamul u sameynta Koonfur galbeed somaliya oo soo dhaweeyey Dorashii ka dhacdey Puntland
—Madoobe Nuunow Maxamed oo sheegey in xiligii Dalaalka uu dhamaadey sameynta maamulkana uu gaba gabo joogo
—Maamulka gobalka Hiiraan oo ku mashquulsan xalinta dagaalbeeleedyo ka jira gobalkaas.
—Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed CabdiKaliil,Madoonayno Siyaasada guracan ee Kismaayo taal inay Gedo timaado.
Halkan ka dhegayso warka oo dhanUnknown Album