Xildhibaan Shekh Aadan Madoobe oo kamid ah Xildhibanaada Barlamaanka soomaliya ayaa shegay in Ra”iisul Wasaaraha soomaliya Mudane C/weli sheekh uu lasoo Dahay Soo dhisida Golihiisa Wasiirada.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Mudanahaasi wuu saxsanyahay laakiin waxaan
oran lahaa ra’isul wazaaraha inloola daayo
shaqadiisa waayo waxa laga yaabaa in uu ku
mashquulsanyahay soo xulashada
Waziiro karti leh oo wadaniin ah
Sax mudane waa sidaa raganimada fikirkaaga waa kii aniga niyada aan kuhaayey aadan madobe guul
Comments are closed.