Maxamed Cabdi kaliil oo u waramayey Warbaahinta Wadajir ayaa sheegay in ayan marnaba wax xariir ah ayan la yeelan doonin Maamul Goboleedka Jubboland isagoo dhinaca kalena si kulul u cambaareeyey Shirweyne la doonayo in lagu qabto magaalada Dolow ee Gobolka Gedeo,kaasi oo la doonayo Odoyaasha iyo waxgaradka Beesha SADE in ay kaga wada hadlaan aayahooda,waxuuna shirkaasi abaabaulkiisa uu ku eedeeyey xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowlada oo sida uu sheegay doonaya Gobolka in ay ka abuuraan Qas iyo dhibaato.
Hadaba su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd waxa uu ku diidan yahay shirkaasi,waxaana uu yiri?wareysi kaliil
Mr:maxamed cabdi waxa uu cabiray dareenkiisa
lkn awood uma laha dhamaan bulshada gobolkiisa in uu utaliyo sababtoo ah! waxaan ognahay in ay jiraan qab qablayaal xildoon wada ah
oo ku kala jira dowladda dhexe’
jubbaland’ kuwaas oo aan iskusi wax udooneeyn
guddoomiyaha waxaa uula gudboon in uu eego
danta dadka reer gedo waxaan ognahay gobolka gedo in ay wada leeyihiin qabaa’illo badan
islamarkaana aan lagu deg degi karin
Beelweynta SADE, waxa dantoodu ku jirtaa inay wax la qaybsato, hogaamisano 6da Gobol ee Koonfurta Soomaaliya loo dhisayo.
Fursdan fiican yaaney ina seegin.
Beesha sede DM ayey wax laleedahay juba wax layiraah majiraan
Comments are closed.