Tan iyo intii Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya ay kalsoonidii kala laabteen dowladii Ra’isulwasaare Saacid ayaa waxaa isa soo tarayay kaalinta ay kooxdiimeedka Damul-Jadiid ay ku lahaayeen Ragaadintii iyo Rididii dowladii Saacid.
Hadaba guud ahaan qaybaha kala gedisan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay ku wada baraarugeen khatarta kasoo Foolanaysa kooxdiimeedkan uu hogaanka u hayo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo damaca waalan ee ay siyaasadaynayaan.
Si hadaba looga gudbo khatarta kooxdan ayaa waxaa markii ugu horaysay dareen ka dhashay Diidmada Beelaha,Soo daahista golaha wasiirada,Mooshinka Baarlamaanka,Codka Shacabka iyo Siyaasiyiinta oo intuba cod dheer ku sheegay in Damuljadiid damaceedu aan door ku lahayn dadaalka nabada Soomaaliya.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album
Ilaahbaa waynee nadaxweeyne xasan
Waxba kama duwana kuwii isaga ka horreyey
laakiin waxa jira isbadal aan laqarin karin
oo kadhacay guud ahaan gayiga soomaaliya
isbadalkaas oo labo dhinac kayimid
walaalaheenna turkiga oo noo soo gurmaday
maalin ay dani nahaysay ilaa iyo maantana
nagarab jooga
iyo bulshada soomaaliyeed oo iskeed ubaraarugtay
gaar ahaan qurba joogta oo wax qabadkooda muuqda. Laakiin maxaytahay dowladu maxaase laga sugayaa? horta hasoo hishiiyaan
madaxweeynaheeda iyo ra’isul wazaaraheeda
madaxweeyne xasan hakasoo baxo villa soomaaliya oo ha’u khudbadeeyo shacabka sida
madaxweeynayaasha caalamka
Comments are closed.