Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Maanta isugu yimid Caasimada soomaliya ee Muqdisho ayaa Madaxweynaha ka Dalbaday in uu si Buuxdo u Tageero shirka ka socda magalada baydhaba ee maamulka loogu sameynayo 6 gobol ee koonfur galbeed somaaliya,Waxana ay shegeen in looga Bahan yahay Madaxweynaha uu si deg deg ah u Tago Baydhabo qayb weyna uu ka qaato shirkaas.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
baaq baydhabo Mobil
Daafeet.com
Waa yaabka yaabkiisa!!!!!!!
waxay garashadu dhigaysaa raggaasi in
ay fududaadeen! sabab? codsigaasi waxaa
loo akhrisankaraa siyaabo kala duwan
1-dadka reer koonfur galbeed waa dad xalaal
maalato ah isku filan dhulkooduna kama
liito dhulka puntland$soomaali land laakiin
siyaasiyiintooda ayaa ducafa ah maadaama ay
tuugayaan dadka dad kale
2-aqoon yahannada, ganacsatada’ iyo qurba joogta
reer koonfur galbeed ayaa kufilan talo iyo taageero
looma baahno cidkale
3-waxaan guubaabinayaa oo hanbalyo bogaadinba
aan hawada umarinayaa geesiyaasha hormuudka
ka ah shirweeynaha baydhabo jinnaay
4-ragani madaxweyne xasan baaq iyo codsi udersanaaya waxaan uleeyahay maadaama tabartiinna ay intaasi tahay MADAXWEYNAHA
kacodsada in uu waxk aqabto isbaarooyinka gobolka shabeellada hoose
islamarkaana uu taageero guddoomiye
CABDULQAADIR SIIDII
Waa qasab in uu taageero shirka (diidi midiidne diinow hartigaawu)
Ilaahey haku xafido akhliga iyo garasha illaahey kusiiyey allaha kuu siyaadiyo tiro adiga oo kale hadaan helno digil iyo mirifle guud ahaan dhibdanbe illaahey matusidoona cali nuur maxamed waankuugu raacsanahay sida aa utilmaantey waaye dowladan waa dowlad habgidir runta hadaan
Comments are closed.