waxan usheegaa in usan wax qiima ah yeelan doonin haduu sidaan kusocdo waayo kuwii ka horeeyey ayaa ku khasaariyey waqti muhiim ahaa oo umada soomaaliyeed ay ka khasaariyeen marka cid dembe oo wax kasugeyso malahan anaga waan isku tashaney waana ka gudubney xiligii aan sugeyney kan camal waad mahadsantihiin
Kkkkkkkk Wariyahan so gali ayan layabanhy hadalka Culosow.
Culosow hadalkisa qima kuma fadhiyo cid u sameyn kuyelanayana majiran dadka dega 6gobol ayaga og sidi uwanagsan ayahodana ka tashanaya howl utal mahan Culosowga muqdisho.
Wa tuu laha mamulada dalka kajira dhan wa kumel gar 2 sano ah. Putland wat aragtay dorashada kadhacday 5sano gaas inu xilka haynayo sido kale Somaliland sido kale mamulka gacan kurimiska ee jabhada dhul bobka waat aragten sidu udidana hadana afku kudidana ayu ugu ole oleynoya.
Marka dhulka ninka iskaleh aya go an ka gari kara ee ayihina katashta sona dhista 6gobol cidla loma bahna dadka deganka aya kufilan tageradoda.
Culosow asaga jahwarersan oo dowlada mel ay usocoto maba yaqan waqtigisan sidan ayu kudhameysana malin moshin laga keno iyo inu Qarash ku bixiyi kala qeybinta xilibanada asaga maba intas kabadin kara wasirki u kenana lugoyadisu katalina Dowlada muqdisho waqti yan laysaga qadin sida putland wax dhista hana u fadhisanina asaga laso cararaya dowladeda aqonsada kaalaya kamid noqda iyo hadalada jilicsan ee an kaga baranay Kkkkkkkkkkkkk
ANIGA WAXAANBAA QABAA WAREYSIGA GARGUURTO WAX MICNO AH MA SAMEYNEYSO MARKA QOF WALBO HAWSHIISA HAWATO GARGUURTO WUXUU KU MASHQUULSAN YAHAY INUU SH,HOOSE INUU KU DARO BANAADIR LKN D,M WUUBA KA TASHTEY TAAS
Ok daafeet.com way ku mahadsan
yihiin halganka iyo dadaalka ay ku
jiraan
waan idin taageersanahay dhamaan
bahda daafeet.com marwalba
soo tebiya wararka caynkani ah
sidoo kale waxaan hambalyo
u dirayaa macaamiisha iyo akhrista
yaasha oo si kulul uga soo jawaabay
hadalka xasan
konfurgalbed dadbaa iska leh ayga utaala teldeedana safarow waxba lagama weydiinaay hadii uu keeno xooyadiis hataa somaliland wadahalaa lalagala angana waa noodidamiyo dhilaa kudhashi anaga is yeelni hadii mar deba tela ka sugno mogdisho anagaa kaa xun xooliyaw

Maxaa kagalay isaga?
Madaxweeyne xasan miyuunan ogayn dalka in
uu federaal yahay?
Ualka uu lix gobol taageeri lahaa ayuu leeyahay
3dex samaysta!!!!!!!!
Lix gobol waa midnimada soomaaliyeed billowgeeda madaxweyne xasan ma waxa uu doonayaa midnimo soomaaliyeed mise?
Mudane madaxweeyne ogoow soomaali waykaa badantahay horta xal u hel soomaaliland
annaga soomaali diid manihin ee waxaynu nahay
soomaali doon (OK) kafiirso erayada aad ku hadleeyso waa kuwo taariikhda galayee
walaalaheenna reerGEDO iyo JUBBOOYINKA
PLAESE soomaali soo raadiya
Kkkkkkkk Wariyahan so gali ayan layabanhy hadalka Culosow.
Culosow hadalkisa qima kuma fadhiyo cid u sameyn kuyelanayana majiran dadka dega 6gobol ayaga og sidi uwanagsan ayahodana ka tashanaya howl utal mahan Culosowga muqdisho.
Wa tuu laha mamulada dalka kajira dhan wa kumel gar 2 sano ah. Putland wat aragtay dorashada kadhacday 5sano gaas inu xilka haynayo sido kale Somaliland sido kale mamulka gacan kurimiska ee jabhada dhul bobka waat aragten sidu udidana hadana afku kudidana ayu ugu ole oleynoya.
Marka dhulka ninka iskaleh aya go an ka gari kara ee ayihina katashta sona dhista 6gobol cidla loma bahna dadka deganka aya kufilan tageradoda.
Culosow asaga jahwarersan oo dowlada mel ay usocoto maba yaqan waqtigisan sidan ayu kudhameysana malin moshin laga keno iyo inu Qarash ku bixiyi kala qeybinta xilibanada asaga maba intas kabadin kara wasirki u kenana lugoyadisu katalina Dowlada muqdisho waqti yan laysaga qadin sida putland wax dhista hana u fadhisanina asaga laso cararaya dowladeda aqonsada kaalaya kamid noqda iyo hadalada jilicsan ee an kaga baranay Kkkkkkkkkkkkk
ANIGA WAXAANBAA QABAA WAREYSIGA GARGUURTO WAX MICNO AH MA SAMEYNEYSO MARKA QOF WALBO HAWSHIISA HAWATO GARGUURTO WUXUU KU MASHQUULSAN YAHAY INUU SH,HOOSE INUU KU DARO BANAADIR LKN D,M WUUBA KA TASHTEY TAAS
aad ayad umahadsantihiin takale guurguurto hadalkiisa macno malaha hadiiba ay shacabku isku xidhmaan shacabka reer koonfur galbeed waxan ugu baaqi lahaa inay isku xidhmaan
Ok daafeet.com way ku mahadsan
yihiin halganka iyo dadaalka ay ku
jiraan
waan idin taageersanahay dhamaan
bahda daafeet.com marwalba
soo tebiya wararka caynkani ah
sidoo kale waxaan hambalyo
u dirayaa macaamiisha iyo akhrista
yaasha oo si kulul uga soo jawaabay
hadalka xasan
konfurgalbed dadbaa iska leh ayga utaala teldeedana safarow waxba lagama weydiinaay hadii uu keeno xooyadiis hataa somaliland wadahalaa lalagala angana waa noodidamiyo dhilaa kudhashi anaga is yeelni hadii mar deba tela ka sugno mogdisho anagaa kaa xun xooliyaw
Comments are closed.