Waxaa magalada baydhabo shaley dib ugu laabtey Alfanan Mustafe Sheekh Adan oo in mudo ah dalkla diba uga maqnaafanaanka ayaa waxaa uu sheegey in loo baahan yahay in xiligan hada lagu jiro si deg deg maamul loogu sameeyo lexda gobol ee koonfur galbeed somaliya.
Fananka ayaa sheegey in baydhabo ey ugu dambeysey xili hore balse uu hada u yimid in uu kala qeyb qaato shacabka koonfur galbeed somaliya sidii loo dedejin lahaa dhisida maamulkaas.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Walaalkeenna walaalkeenna fikraddiisa
way fiicantahay hadalkiisana waan taageerayaa
lkn aniga majecli fannaan iyo Hees
Waayo hees waa camal sheedaan
Comments are closed.