Waxaan qadka telfoonka aan maanta ku tiigsaney isaga oo jooga magaalada baydhaba ee gobolka Baay Xoghayaha Guddiga Hogaaminta Sameynta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr. Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti.
Maxamed Aadan Farkeeti ayaa ka waramey halka uu marayo Shirweynaha ka socda Magaalada Baydhabo Janaay ee maamulka loogu sameynayo koonfur galbeed somaliya.
Halklan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Gudoomiye soo dad daji shirka oo aan magalno madahaweynk/galbeed
Fargheei fahfaahin cad ayuu ka bixiyey shirka Baydhabo oo ku saleysab rabitaanka dadyowga ku nool lixda gobol. Waa nin khibrad dheer u leh siyasadda Somalia siiba himilada dadyowga ku nool lixda gobol runtaha juhdi iyo dadaal badan ayuu gelshey sidii u hirgeli lahaa shirkaan.
Comments are closed.