Waxa wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Xasan Axmed Biikole oo aan ka wareysanay Horumarka iyo Amniga magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Baydhaba Xasan Axmed Biikole ayaa si faahfaahsan inooga waramay halka uu wax u marayo maamulka uu Gudoomiyaha ka yahay iyo Guulaha ay ka gaareen dhinaca Amniga ee Magaalada.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
gudomiyaha degmada baydhabo Mobil
Daafeet.Com
reer baydhabo arinteeda halaga baxo sxbyaal yaan liska hor imaanin hawiyo iyo daarood waa cadawga digil iyo mirif run tii marka halaga leexdo dadkaas kolay umalayn maayo in qabiil qabiil ka xoog badan waqtigaan aan joogno wadankana qaranimo kama jirto ee waxaa ka jirto is qabiilaysi marka ninkasto dhuulkiisa sxb waa wiil hubeer
Comments are closed.