Dhegeyso:-C/Kaafi Macalin Xasan oo kasoo jeeda Digil iyo Mirifle oo diidey xilka loo magacaabey

8
103

cabdi kaafiWaxaa maanta magaalada muqdisho shir jaraaid ku qabtey C/kaafi Macalin xasan ayaa sheegey i uu asan raali ka aheeyn islamrakaana uusan qaban Doonin Xilka ah wasiir Kuxigeenka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha oo uu sheegay in Cadalad daro loogu magacaabay.

 

Cabdi kaafi macli xasan

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Cabdi kaafi macli xasan Mobil

 

Daafeet.Com

8 COMMENTS

  1. X/C/kaafi is casii ladii su waa sax maxaa yeley hadeynu nahay beesha digil mar walba waa nala dulma sida aw geedi ha is casilo ban leyahay

  2. abtiyaashiisa ha raadsado wasiirnimo. digil iyo mirifle waxba uma gelin. aniga garre yaan u dhashay. xasuuqa habargidir ay ka wado shabeelada hoose ninkaan la yiraahdo cabdikaafi weligiisa raali ayuu bka yahay.

  3. Libaax kibaax dhalay geesi aan ganbanin ayaa tahay mr abdikafi waana ku saxantahay iscasiladada culusow tolkiisa inuu wasiir siyo adigoo ka dhashay beesha ugu tunka weyn gobolka qeyradka ilah ku galaday inu lagu siyo wasiir ku xigeen wa wax aan ucuntamaynin adiga iyo brrlweynta aad kadhalatay waxad sameysan waxii uu sameyn lahaa qof damiir leh wana kugu taageersanahay go’aanka geesinada leh ee aad gaartay guul ayan ku leyahay libaax

  4. aw digil rag iska dheh c/kaafi caadi ma ahan yaa salaam garre uma qalmo wasiir ku xigeen wa inuu helaa wasiir buuxa sax ku deysada digilka kale iyo mirifle

  5. Ninka layirado sirdoonka horta inad qabil wax kashegtid waa laga fiican yahay tan kale Garre dad la yaqan oo misaan ku leh geska Afrika oo dhan waxey wasiro ku leeyihin kenya hadan waxey ku leyihin 12 xildhiban Ethiopia sidoo kale afeynka ismamulka somalida Ethiopia waa Garre iyo wasiro ayey ku leyihi sow la soco sidas tariqdana soo baro

  6. a asc ninka layiraado sirdoon walaal marka hore waxad sobarataa garra waxuu yahaye garre wa qabiilka kali gobalka shabeelah house loga baqo weyaan hassan sheeq garra uu udiida walayaqaan maki aykasoohor jeesadeen danah uukalaha gobalka garra kamayeelayo waxkasto uulayimaado hassan shekha garra woligii ayuu difay jire hadana wuudifacdoona wala oksanyahaa hassan shekha meesha uukadagaalamay waxa weyan garra maxuu utaag yeer biiyomaal uukusooqaday hassan shekha beelah garra waxan kulatalanaya in hishiisa aay la saxiixadan ciidamada etobia joogo badhawa joga ciidankaasa wataley ka ah nin garre ee sidiimeesha laugsaaro muuryanta hassan shekha iyo ku wo uu ku skeego walaalah hawiye ugandheesaka

Comments are closed.