Gudoomiyiha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Saakay Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxa uu si cad uga soo horjeestey Magacaabista loo Magacaabay Xilka Wasiir ku Xigeenka ee Wasaarada Isboortiga iyo Dhalinyarada.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale Sheegay in aan lagala Tashan Xilka Loo Magacabay waxa uuna Xusay in uusan diyaar u ahayn inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada Cusub ee Xalay lagu dhawaaqay.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com