Liiska wasiirada Xukuumada cusub ee digil iyo mirifle iyo beelaha ey kasoo jeedaan

15
688

somaliXukuumada Cabdi weli oo in badan la sugayey ayaa xaley saqdii dhexe waxaa uu ku dhawaaqdey wasiiro ka kooban 25 xibnood kuwaas oo ey beelaha digil iyo mirifle ka heleen 5 wasiir, wasiiradan ey heleen digil iyo mirifle ayaa inta badan qurbo joogta waxaa ey ku tilaameen in aan si xaq ah loo qeybsan maamulka dalka  waxaana ey ku candacoodeen inta badan in xilanka loo dhiibey digil iyo mirifle ey eheyn xilal jira.

waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyada wasiirada cusub ee digil iyo mirifle iyo beelaha ey kasoo jeedaan.

Wasiirada Digil iyo Mirifle waxay kala yihiin:

1- Wasiirka Isbortiga iyo Dhalinyarada: Dr. Khaalid Ali Omar -Bagadi

2-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha: Aadan Saransoor -Hadamo

3-Wasiirka Gaashaandhiga
Gen. Mohamed Sheekh Xassan Xaamuud – Jilible – MIRIFLE.

4- Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda: Yusuf Badiyoow – Leesaan

5- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa: Dr. Saalim Caliyoow -Jiiddo.

 

Daafeet.Com

15 COMMENTS

  1. Waxaan waa wasiiradii Shariif sakiin waa iin barlamanka ridaa. Waar jawariiyo maxaa kuhasta dad iska dhik Waxaan ha ogalaan soo sakiin ku qatay 7 waziir adow Gadomiya barlamaan eah 1 wasir ku qadatay uuuf

  2. kkkkkk digil mesha waxba kuma lahan waxa lo magacabey xubin aan jirin eelay waa idinka reysey digilow ayahina ka tashta

  3. wasirka xolaha iyo dhirta kulaha war waxas jago ma ahan iskaga tak mesha doqoyahow fiqi jagadis ina qadato aya ku ficned maxa yeley digil jago fican kama hayan dowlada hhhh cadowgena eelaay waye ama mirifle sida aad u taqanin hala ogado hawiye inta lagrin

  4. salaamintaan salaan kubacdi liiska wasiirada xaq maliin qeewiina qabiilo badan yaa kumaqnyaa sida shan caleemo wal ii lisiya maleh marka mirifloow haraantida isin wadaan noo dhaafa dadka dadkii ma,eh walaalayaaloow is wansida aqligaa badadi macruufadaa iyaa yaraadaase

  5. Asc Digil iyo Mirifle midkii wa helo wa isku keen mid ama Digil ha ahado ama Mirifle kii manta wax wayo barito ayu hela ama xilalka kale aya kabadan

    Bal ufirso xilalka muhimka ah ee ay hayan reer aw digil Labo wasir 4kuxigen, Taliyaha cidamada bada,Safirka Holand,Belgem iyo Lagsenbeg ahna wakilka midowga yurub ee somaliya,Taliye kuxigenkabooliska iyo taliye kuxigenka bangiga dhexe iyi Wasiro kuxigeno badan lama so kobi karo jagoyinkoda

    wana kufaraxsanahay wana jecelnahy walalahen in intas kabadan qabtan qabilada kale ufirso qaarbadan ayaa ladulmi oo an wax jago ah lasin

  6. Hadaba sidee beey kudhacdey in mirifle oo naqdo godoomiye barlamaan hada oo qato 3waziir digilna lasiyo laba wazaradood aan tayo laheyn. Digil waxaa log gooyey waa mirifle.

  7. Hada maa hurdada ka toosteen digil waxan inay soo socdeen waanba iska ogaa mirifle inuu wax deqeynin oo wax walba isla raban hashii jago nafta ku sasabi jirnay way na dhafiyeen gashandhiga ahayd ayaga qatay sports iyo dhalinyaro kulahaa iyo dhirta dhir warab didow baraawe ka dhoofsaday Malin cadey loo dhibaa war hadii mamulkan usooro galo mirifle ayaga lee waxii muhiimsan isku koobaa wa sax waxa uu shegay walalkay daafeefow aqligada bato macriifada uu yareynaa digilow tashta shabeelada hoose Kuwait labaad nooga dhiga dowlad madaxbanana noo dhisa oo la dhoho dowlada qaniga ah ee shabeelada hoose

  8. walaalayaal dhamaantiin waad qaldantihiin, kii yiri mirifle ayaa na xoogtey ama kii yiri waxaan heynaa xilal waaweyn. Kun iyo kow jeer waa inaan sameenaa kasoo horjeesasho dhab ah oo iska dhicinnaa qabaa;ilada kale ee raba dhicida digil iyo mirifle xaqa ugu badan ee beelaha afarta aha wuxuu ka maqan yahay reer digilmirifle. we have to pick up if we fall down, dont satisfy

  9. banooda sxb wax soconaayo ma ahan wax walbo anaa isku kobaaa cid qaadineyso malahan sxb jawaari wuu cadeystay hana ogaado waxa asi soo dhoobay ineysan shaqeyneynin sxb
    safiir iskadaa asiba jagooyin muhiim ayaad haydaa maba kahadalno anaga adi lkn wasiir gaashandhiga ayaa.lsh mirifle taa magna macuntunto hadii uu leeyahah jawaari mirifla ayaa.lasinayaa taas cid yeeleyso.malahan

  10. scw salaan kadib hahaan fikir keyga kadhiibto arinkaan walaalaha digil ee dhaliilsan jagooyinka la siiyey waxaan leeyahay, war ilaahey ka baqa digil iyo mirifle waa qoomiyad walaalo ah oo wada dhashey waxay heystaan waa wax kadhaxeeya fikirka qaldan ee is kala saarida ah aan iska dhaafno waayo cadowgeena waa tan uu raadinaayo digilow maskaxdaada fur waxaana ceeb ah markasta inaan niraahdo mirifle ayaa wax naga badsadey wixii walaalkey mirifle ii heley meelfog igama jiro, ma waxaad jeclaan la heydeen in hawiye iyo daaroot qaataan ?
    wa bilaahi tow fiiq

  11. Asc Abdisalan iyo inta qabta in laga badsaday.

    Walalayal DM way no siman yihin mesha waxa wax lagu qebsanayo waa Qabiil iyo deegan Loma egayo DM lakin inta qabiil ay ka kobanyihin aye wax ku qeybsadan ilaa 30 lafod aye xaga udhafayan
    Digil wa 7lafod miriflana 25 way kabadan yihin
    Waxa wasirada lagu qeybsaday gobol bay 1, bakol 1,gedo 1,jubada dhexe 2 wasir kuxigen,shabelada hose 2wasi iyo 3 kuxigen,iyo bimal oo wasir kuhelay shabelad hose wa meaha ugu wasirada badan cadalad intas kabadan side lo sameyna

    waxa udher Taliyaha Cidanka bada,taliye kuxigen boliska,iyo bankiga dhexe iyo safiro kaliya shabelada hose aye kaso jedan dhaman wuxu Digil helay.

    Waxan dhihi laha xil idinma yare kartidina laso baxa Gobolkinana daafacda Dhaqale iyo Hub iyo cidan diyar ayan idinla nahay ee barnamij ad dhulkina kudifaceysan iskugan bahinrysan gobolka la imada eed waxba matareyse

  12. Waa run Digil Gashandhig waxba kama kenayan wayo Fiqi waxa laga wayay cidamo Shabrlada hose laga so aruriyay tababar usame isla markasna qalabe cidanka dowlada haka mid noqdan iyo Degmo kasta 50cidan bolis hala sameyo.
    Fiqi wu baqa maba amin sano inu dad wakil u yahy wa nin jilicsan.

    waxa la raba qof dadkisa ugu faiden karo xilka u hayo Digil iyo mirifle ku dona ha ahado muhimada wa tas hadi larabo xilka halaga qado lakin wa inu wax muqda u qabta dadkisa taas aya cumcad u ah kor iyo hos xilka masi hayn dono.

  13. Mrifle aqliigada badata macriifadada uu yareeya waxaas waxad Nagu soo gaadeen waye walal nahay Waxan helo walalka helay sxb Maxa iga galay waxa heshay shabelada hoose mala Keena waxa hesho wa maya baydhabo aa geynee hora waxa loo yiri wabi isu socdo ee calool isuma socoto qof walba waxuu laqo calooshiisa ayay gasha caloosha kale ma gasho wana wax aad looga ficanyahay wax walbo anay igu fiicanyihin inaa dhahdo kulaha ana ku cuna Mise hawiye darootba Waa ka cuni lahaa inta iga celin lahayd adi maba iga cunaa Maxay ii tartay walaltinimadada hadiiba aad sidaas tahay dad aan wax deeqin anaga walal been ka dhiganay dm na wa wax aad idinka samesateen oo aad Nagu lugoysen dad aan wax deeqin oo intay bakaartooda duugtaan xamar tuugsi u aadi jiray anaga ka qaldan oo aamiinay oo wax ku darsanay

  14. saaxibyaal banoda iyo daafeedow fiqi marna maku hagaa jinayo adaa laga rawaa inaad qabsatir wax walbo.adi ku.quseeyo magaratay asiga marna.kuma.shaqeynaaho waayo waa masuul somali ah.ninka wuxuu udhaartay inuu dalla iyo dadka mar ka gudbo.jawaabtaas maalinkii oo imaanayey fiqi degmada wanlaweyn yaa ciidinn u ahaayey mida kale banooda sxb dadka waa wada dhasheeyn been ma ahan.lkn.nin walbo.xuquuq ayuu leeyahay marka banodaa xal.hala keeno see dadka ku heshikaraan walaalaha ah

Comments are closed.