Gudoomiyaha gudiga Maamul u samaynta KoonfurGalbeed Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan ayaa wareysi dheer uu siiyey warbaahinta Wadajirradio waxaa uu si kulul u dhaliilay qaabka loo soo xuley Golahuu ku tilmaamay mid kaga dheehan karo cadaalad daro,isagoo dhinaca kalena rajo wanaagsan ka muujitet shirka maaul u sameynta ee koonfur hagalbeed ee ka soconaya Magaalada Baydhabo.
Hadaba su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd sida uu u arko Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo magacaabay Ra,isal wasaare Candiweli SheekhAxmed
Maxamuud sayid Aadan ayaa caddaalad ka hadlaaya maanta. kolleey waa laa toobad keeni karaa.
Comments are closed.