Inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun waxaa manta gelinki ihore ku geeryoodey Abukaate Xasey Sheekh Ibraahim oo ka mid ah Abukaatayaasha Soomaaliyeed, gurigiisa oo ku yaala gobolka Virginia ee dalka Mareykanka.
Hadii eynu nahay bahda Daafeet Media waxaan tacsi tiiraanyo leh u direyneynaa caruurtatiisa iyo eheladii iyo axsaabtii uu ka geerdoodey waxaanu leenahay samir iyo iimaan ilaahey ha naga siiyo asagana qabrigiisa ilaahey waasac ha uga dhigo.
Daafeet.Com
Ina. Lillah. Ani leehi. Rajicuun. Ilah. Naxriistii. Jano. Hakawaraabiyo avv hasey Sh. Ibraahim Samir. Iyo. Imaan. Ilah a bigs waxa siiyo By. Abdiwahabb Sh. Ahmed
Comments are closed.