Gudiga shirka maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa si cad uga hadley kulan shaley ka dhacay magalada ksimaanyo lana sheegayey in lagu caleema saarayo Axmed Madoobe gudiga ayaa sheegey in kulankaas uu ahaa kulan ka fog runta.
Gudiga ayaa dhaliin usoo jeediyey dowlada federaalka iyo dowladahiik a qeyb galey kulankaas wexeyna sheegeen in ey ka tilaabsadeen sharciga dastuurka wexeyn a ugu baaqeen is si deg deg ah ey raali galin uga bixiso dowlada federalka .
ASALAAMU CALAYKUM
walayaal ra’yigeyga wuxuu yahay marka hore seddaxda Gobol isu geeya oo maamul u sameysta, isbaarooyinka dhooban seddaxdan gobol intaad ciidan sameysataan cunaqabateynta iska xoog iskaga qaada, ka dib sidii wada ololaha goballada dhiman aad sheeganeysan.Hurdada ka kaca.Wadadii Xamar iyo Baydhabo ayaad itaal u weysantihiin waxad ka sheekeyneysan lix gobol.
ILAAHAYOW ISHAADA RAXMADA LEH NAGU SOO FIIRI.
YENTI
wallaahi waa isceebeeneysan ma ogiyee wax soconkaro maba aha waana arkidoontiin waqtigaad iskaqaadeysiin ma ogiyee riwsayadan itoobiyaa wafato mana soconayo aniga waxan kasoo jeedaa marka war qolo kasta meesheeda ayey dhidatayee idinka maxaa idin diiday inaad sefaxda gobol is ogol maamul iyo nadaam inaad sameysatan war riyada aad kujirtiin iskadhaafa
asalama caleykum dhamaan akhristiyaasha qiimahabadan fikirkeyga hadaan kadhibto arintan laxirirta calema sarka modoobe boob cad oo barer ah mida kale ninka lagu maga caabo cabdulaahi yerti waad maxasantaxay fikirkaaga aad ka soo dhiibati laakiin lama kala goynaaya konfurgalbaad waa xal dal oo ka kooba lix gobal qofkasto oo muwaadin konfurgalbeed ah fikirkiis waa soo dhoweyneynaa waana ku azuumeynaa wada teshaga tankale ninka lgu maga caabo maxamed nuur dhilaa kudhashi waana ku ogaxay kama soo jeedo markacadey waxaa kamidtaxay dadka gobalka ku soo duuley ayaad kamid taxay na alaa idin dhaley adiga iyo wixii fikirkaaga aaminsan waana idinku shahiideynaa aabaha iyo wixii dhul boobaayba ,,,, war xoy wax muku sheega sidaas dhul laguma helo xooliyaw w….q
Walaal Mujaahid,
Asalaam caleykum.
Salaan ka bacdi walaal CAYDA waa CEEB, gaar ahaan waalidiinta, siiba hooyooyinka in la caayo waa wax aad u fool xun oo Ilaahey xagiisana DEMBI weyn laguugu qoraayo. Waxaan kuu sheegaa Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED iney ka koobnaato LIX gobol qof diidi karo ma jiro. Dadka deegaankaas deg waa dad is leh oo ISIR wadaaga mana kala go’i karaan. Ninka xooga lagu keeney Kismaayo Axmed Madoobe maanta Buulo Gaduud oo ah xaafad ka tirsan Kismanyo ma tegi karo, meel ayaa lagu ilaaliyaa, sidaasna madaxweyne laguma noqdo, asagan waa ogyahay dadkiisana wey ogyihiin. Suurta gal ma ahan in Luuq Ganaane, Bardheere, Bu’aale iyo Saakow ka go’aan dowlada Koonfur-Galbeed. Laakiin waxaan ku talin lahaa dadka u dhashey Lixda Gobol in ay midoobaan oo aan la kala gadan. Daba-dhilif ha la iska ilaaliyo.
Wa Bilaahi Towfiiq
Jubooyinka 80% waxa dega digil iyo mirif hadii aad gacantiina ka baxdo jubooyinka ha ku tashanina shabeelada hoose oo 32% aad ka tihiin
Anigu waxan u arkaa 6gobol riyo lkn waxan kulatalinlahaa inta horumarka jubbland lagu daydo inaad 3gobol habeysatan kismayo hawiye iyo maraxana ku hungobay markasa eleydi sheganeysa waa yaab.com
Comments are closed.