Gobolka shabeelaha hoose oo 23 sano lasoo dhaafey ahaa howga isbarooyinka dalka ayaa waxaa marar badan la isku deyey in la qaado isbaarooyinkaa ayaga ah balse waxaa dhacda in ey mar walba dib u soo laabtaan.
Maalinmihii la soo dhaafey aya waxaa gobolkaas ka sodey qaadista isbaarooyinka taas ayaa waxaa ka hadley Gudoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Shabellaha hoose C/llaahi Muuse wuxuuna sheegey inay iyagu dhowr jeer isku dayeen bur burinta isbaarooyinka dadka lagu dhibaateeyo laakiin raggii laga qaaday isbaarooyinka ay shacabka meelo luuq ah ugalaan wixii ay wataana ka qaataan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Maamulka shabeelaha hoose Mobil
Daafeet.Com