Gudoomiyaha Gobolka Baay ee Dowlada Federaalka soomaliya Aaadan Hoosow ayaa soo dhaweeyey golaha wasiirada cusub wuxuuna sheegey in ey ku jiraan dad tayo leh oo wax fiican qaban kara
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu xubnaha Baarlamaanka ka codsadey in ey sida ugu deg degta badan u ansixiyaan xukumada cusub si howshu u socoto.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com