Dhegeyso:-Madaxweyne Xasan oo sheegay in kulanka Baydhabo wixii kasoo baxo ay qaadan doonaan.

6
31

Madaxweynaha dowlada federalka qudbad uu maanta ka hor jeediyey golaha shacabka ayaa waxaa uu sheegey in uu aqbali doono wax walboo kasoo baxa shirka ka socda magalada baydhabo.

 

xasan sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

xasan sheekh Mobil

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. mashaa allaahu madaxwenaha warfiican ayaa kudhawaagey xadii warkaas runyahay xada ayaa marey madaxwenaha wada caadnimada ah xadii ka aheen warsiyasideed waa warfarxad ah weeye viva somalia viva konfur galbeed somalia

    • aniga warkaas waxuu illa yahay war been ah sababo badan awgeed mida ugu horeyso ciidamada itoobiya ee magaalada baydho imaaday ayuu warkaan ku socdaa waa filim cusub uu shariifxasan iyo xasan culusoow wadaan waana arki doontaan mesha wax ka dhac ujeedada ciidamada itoobiyo imaanshahood iyo warkaan uu leeyahay madaxweynuhu waa tageerayaa waxii ka soo baxo waa mid afduub ah odayaasha meesha fadhiyo ayaa xoog loo adeegsan doonaa maamul 3gobol dhista ayaa lagu qasbayaa marka shacabka gobolka dagan qaas ahaan bay iyo bakool waa in arintaas laga feejignadaa oo aan la yeelin garbaduudba ku soo fool leh qadiyada gobolada koonfur galbeed heegan ahaada

Comments are closed.