Dhegeyso:- Beelaha Hawiye oo sheegey in 80% ey degaan shabelaha hoose Maamulna ey u sameyn doonaan

10
52

federalKulan balaaran oo ey yeesheen beelaha hawiye ayaa shaley lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo looga hadlayey sidii loo sameyn lahaa maamull goboleed ka kooban 3 gobol.

Odayaashii kulanka isugu yimid ayaa sheegey in ey somaliya ka degaan meelo badan balse ey 80% ayagu ey degaan gobolka shabeelaha hoose sidaas daraadeedna ey gobolka shabeelaha hoose u doonayaan in ey maamul ugu sameeyaan.

Sida ey sheegeen maamulkan ayaa waxaa uu ka koobnan doonaan Gobolka shabeelaha hoose , Shabeelaha Dhexe iyo banaadir.

Si kastaba arintu ha ahaatee hadalkan kasoo yeerey odyasha kulanka ku qaatey magalada muqdisho ayaa waxaad moodaa mid aan eheyn mid wax lagu dhisaayo ii uu yahay mid hada bilaabaya colaado hor leh.

 

beelaha hawiye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

beelaha hawiye Mobil
Daafeet.Com

10 COMMENTS

  1. arinkan ay maanta hawiye kudhawaaqee waa dagal ee maahan shabeelaha hoosaan dagnaa ileen waxaa layiri balaayadaada ruuxii rabaa boodkaagoo soo qoryeeyaa hawiye wadankaas dumintiisa iyagaa loo aaneynaayaa walina waxay rabaan i wadankaas dhiig kale uu ku daato marka hawiye waxaan leeyahay oowada hubkana noo badiya awalba mid idinka idinkamid ohoo rashiid ah waalawaayaye,dulmigaad isugu gargartaa xaaraantaad quudataane noo wada arlaada tolkeedaa u soo tashaheey,

  2. hada ka hora JIIDO na so fiirisey, hada ka hora eeley habar gidir no keney hada ka hor aya hadama lee meelkasta isbaro u talay, hada ka hora gare habar gidir la shaqeynayay,,,, ayaaba ka dhamaan wayseene walee waad arkeeysan hadan magaciina la waaynin beena idin sheegey,,,, hawiya asagaba waa is laayay maantana dantiisa oo ah inuu idin boobo ayuu isu raacay filankan waxa so dhiiseyna waa habar habargdiir.

    shirkan waxa lagu fakaray kadiib markii habar gidir biimaal kala kulaantay abood aysan ka filaaneynin marka qaab hawiye nimo ah inay kuso werar tagto ayay rabta, kaasna wax weyn mahan wa la iska dhicin kara digil iyo mirifle oo qadiyaad guud ka siman hadi la helo.

  3. mooryaan federal weyba diidanaayeene goormey ogolaadeen teeda kale yaa wax u dhacaaya hadii ayba nadaam barteen.

  4. waa dameerihii xamar maa yeerey ama anigaa u maleeyey. caalamka yuu idinla yaabin hawiyaa federal ogolaadey oo bililiqadii jiingada daayey oo gobolada u soo dhigtey.kkkkkkkkkkkkkkkk.

  5. hawiye waa dhac iyo biliqo ku nool dana uguma jirto nabad illeen dhulba ma lehee,xitaa dadbaa ka yimid itoobiya hadey xaaladu ku xumaatana itoobiya ku noqda hawiye waa iga su,aale hadey nabad dhacdo suu u noolaanayaa soomaaliyeey waa iga su,aale.ileen biliqo boob dhac,iyo xatooyaba iyagaa yaqaane.iyo boob.

  6. walahi waa arin lala yaabo awalba haaran ayaa quudan jirten siiwata haarantiin anagana qof haaran cunaay sii loo dilo waan baney in sha allah sanadkan sanadkii shabelada xoose xawiya katelin lahaa ma aha waxba haku daalin hada marki hadalkina aan magalni jana ayaa nagu soo carfeytey soo wada jano ayaa naga maqane insha allah sanadkan waan mideysanaxay idinka daba dhilifkiina waad kasheekeyn doontan walaahi tii 1999kii baydhaba ayaa jana nogondoonto mar demba hadii xawiye la idin dhaxo beenlow igu yeer marbaa digil iyo mirifle oo kala furfuran been ku qab satey sanadka intii gabar DMla inta ay joogto waa sii wadeynaa jihaadka balanteenu waa afgooye waxaa naga goan sanadkan inaan dagaalano ilaa100000sano hada kadib ah ilaa aan ka horeyno konfur galbeed oo dhan in sha allah ilaahow korkooda nooga gergaar ilaahow qabao dulmiilaha

  7. @ukaash sxb waa runtaa dadka aan ka dhalanay khaas ahaan digilka dad jiro maahan hadii ay dad jiro ahaan lahaayeen lama sheegteen dhulkooda mida kale waxa habar gidirta dawada ku wata waa ayaga waxaan kula talin lahaa war ilaahay ka baqa oo midoowa dulmiga iska dhiciya wlhi waxaan xasuusta jiido iyo gare oo hub la isugu dhiibey dhexdooda is leynaayo waxaa nasoo martey tuni oo biimaal lagu diraayo war hal. Adow ayaad leedihiin ee cadowgiina garta oo isku duubma dantiina gaarka ka hormariya mida guud

  8. kkkkkk ushis laga arka aya lagu tumaa rer aw digil mesha waxba idinma yalo idinkoo nool aya dhulkina lashegtey maxa sugaysiin hee

  9. jawaabta waxaa iskale odayaasha raxawen hadii ay kajawaabi wayaan ayaga kamas.uul aha dilka iyo kufsiga kadhaca gowalkaas shirkana waad ku daahdeen ee.hala soo.dajiyo

Comments are closed.