Banaanbax looga soo horjeedo ciidamada dawlada ee isbaarooyinka dhigta gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa uu hadda ka soconayaa isgoyska Ex control Afgooye.
Qaar kamid ah banaanbaxayaasha ayaa sheegay inay maanta joojiyeen gaadiidkii shaqada u aadi jiray degmada Afgooye maadama ay sheegene inay kusoo kordheen dhac iyo boob loogeystay rakaabka la socda baabuurta.
Si kastaba arintu ha ahaatee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu noqodey gobolka keliya ee u nugul in mar walba isbaaro loo dhigto dadkoona habeen iyo maalin lagu furto dariiqa ayadoo dowladu ey mar walba sheegto in la qaadey isbbaarooyinka taasoo aan waxba ka jirin.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Waan ka Henley warkina waxaana tagersanahay maamaulka gobalada konfireed
Comments are closed.